Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Baarlamaanka 2-aad ee Hir-Shabeelle oo maanta dhageysanaya

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa shalay aqoonsi siiyay 6-Musharax oo u kala tartamaya qabashada Guddoomiyaha & ku xigeennada Baarlamaanka maamulkaas. Musharixiinta ayaa min labo ugu tartameysa Guddoomiyaha, ku xigeenka 1-aad & 2-aad, saacadihii lasoo dhaafay Jowhar ayay ka wadeen kulamo siyaasadeedyo & kala xod-xodashada Xildhibaannada si ay usoo kala jiitaan Baarlamaanka ay ku haminayaan in ay guddoomiyaan. 5-kamid ah waa rag, halka hal…

Waare:Waxaan iska casilay xilkii Hogaamiyaha Dowladda HirShabelle

Warqad xalay xili dambe uu soosaaray Maxamed Cabdi Waare Madaxweynihii labaad ee taariikhda DG Hir-Shabeelle soo maray waxa uu ku caddeeyay in uu iska casilay xilka Madaxweyna. Muddo xileedka Waare oo dhamaaday 17-kii Oktoobar 2020 ayaa kahor yimid howsha xulista Baarlamaanka labaad ee Hir-Shabeelle oo uu guda-galay guddi uu magacaabay balse markii uu jadwaleelay doorashada & xulista Xildhibaannada kahor yimid. Waare ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka caga-jiidayay dalabaad loo gudbiyay oo ahaa in uu ogolaado go’aanka…

ECOWAS, AU and Cen-Sad call for opposition and power for dialogue

ECOWAS and the African Union Observation Mission delivered their conclusions to Hotel Ivoire. Both acknowledge the holding of the election, which is even qualified as "globally satisfactory" by the AU, but they also point to a context of strong political differences and the events that punctured the vote. Again, the two African intergovernmental institutions are calling on political actors for dialogue.…

Wadahadallo Kafool ka fool ah oo socda dhinacyada isku haya

Kulanka guddiga wadajirka ah ee militariga ayaa daba socda heshiis 23-kii Oktoobar la gaaray markii labada dhinac ee dagaalamaya ay kala saxiixdeen heshiis xabad joojin "joogto ah" oo loogu talagalay in loogu gogol xaaro xal siyaasadeed oo loo helo khilaafka sii baahaya ee dalka. Xuquuda Sawirka Reuters. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in saraakiil militari oo ka socda dhinacyada dagaallamaya ee Liibiya ay gaareen magaalo xeebeedka Ghadames halkaas oo ay ku leeyihiin…

Sudanese workers employed as security guards in the UAE cheated to fight in Haftar’s ranks

About 270 Sudanese workers, lured by the pledge of employment in the United Arab Emirates (United Arab Emirates), were taken to war-torn Libya to fight with Putist general Khalifa Haftar instead, Human Rights Watch (HRW) said on Sunday. While expected to work as security guards in the air-conditioned skyscrapers or cavernous malls in Abu Dhabi, the Sudanese men were employed by Black Shield Security Services, an Emirati security services company, and a short time later their passports and telephones…

a soldier killed in an attack in Farabougou

This village in central Mali is still surrounded by jihadist fighters whose ideological claims are superimposed on a conflict between the communities. A situation that continues despite the arrival of Malian army soldiers to the village ten days ago to protect the inhabitants. After a relative lull, the situation has…

Golaha shacabka oo ansixiyay sharciga dhismaha hay’adda

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan kooda caadiga ahaa ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, waxaana kulankooda ay ku ansixiyeen sharciga dhismaha hay’adda diiwaan galimta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed. Kulanka oo ay Shir Guddominayeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Guddomiye ku xigeenka Koowaad Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa waxaa lagu ansixiyay…

In ka badan 100 xisbi oo si KMG u diiwaan gashan 51 sano ka

Xafiiska Diiwaan galinta Xisbiyadda Siyaasadda ee Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Soomaaliya ayaa Sadexdii sano ee la soo dhaafay waxa uu si KMG ah u diiwaangeliyey 106 xisbi siyaasadeed ka dib 51 sano oo laga joogo markii lalaay nidaamka Xisbiyada badan ee Soomaaliya. 29 May 2017, ayaa Markii ugu horreysay waxaa magaalada Muqdisho laga hirgaliyay Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadeed ee Soomaaliya, Xafiiskaan waxaa shaqadiisu waXa ay tahay inuu dalka gaarsiiyo…

Taliye Xijaar oo qiimeyn Amni ku sameeyay xarun loo

S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya & saraakiil la socotay ayaa kormeer qiimeyn amni ku sameeyay xarun ku taalla Garoowe oo loo diyaariyay doorashada Kuraasta BFS ee 20/21. Taliye Xijaar ayaa la kulmay saraakiisha lagu wareejiyay ammaanka Xaruntaan, waxa uu ka dhageystay Warbixin la xiriirta shaqada ay hayaan, tirada Askarta ku sugan & agabka ay ku howlgalaan. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar Taliyaha Booliiska Soomaaliya ayaa bogaadiyay…

MW Farmaajo Kaddib, Xulashada 2aad ee Qatar… Kheyre mise

Loollanka dowladaha Khaliijku ugu jiraan  haddii ay u suuragasho taageeridda & soosaarashada madaxweyne fuliya siyaasadahooda ku wajahan Soomaaliya si gaar ah islamarkaana kaalin ka qaata hirgelinta masaalixdooda gobolkaba si guud, sir ma aha hadda iyo wixii ka dambeeya. In aan arrintu sir ahayn waxa muujiyey casuumaadda ay Abu-Dhabi u fidisay dhowr kamid ah musharraxiinta ugu dhaqdhaqaaqa badan ee olelaha doorshada madaxtinimada Soomaaliya 2021, dhanka kale waxa taagan dowladda yar ee Qatar oo sida falanqeeyeyaashu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More