Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Niono’s community reconciliation forum has started
In Mali, a forum for reconciliation between communities opened on Thursday 5 November in Niono. Four ministers had traveled to this city in the Ségou region, in the center of the country. And hundreds of people were invited to participate in the discussions with the aim of easing tensions between the various communities in the circle and especially the traditional dozo hunters on the one hand and the…
Laftagareen oo magacaabay guddiga doorashada heer DG ee
Hogaamiyaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.
Hogaamiyaha Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka heer Dowlad-goboleed ee Koofur Galbeed Soomaaliya ku waas oo maamuli doona doorashada xildhibaanadda Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashadooda tahay Koofur Galbeed.
Xubaha Laftagareen magacaabay oo ka kooban 8 ruux ayaa lagu…
Xagee kala marayaan Trump & Biden loolanka Aqalka cad ee
Mareykanka waxaa weli ka socota tirinta codadka doorashada iyadoo weli laga dhursugayo cidda ay guusha raaci doonto, waxaana doorashadan codkooda ka dhiibtay in ka badan 160 malyan oo qof.
Donald Trump wuxuu ku anddacooday in uu guul gaaray isla markaana ku eedeeyay Dimuqraadiga in ay geysteen wax is dabamarin, wuxuu barta Twitter-ka soo dhigay qoraallo dhowr ah oo shirkaddaas barta bulshada ay ku tilmaamtay kuwo marin habaabin ah oo uu ku sheegayo in dadka tartanka kula jira…
Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ‘Diiday’ xubnaha guddiga
Gudoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay guddiyada doorashada iyo xalinta Khilaafaadka ee uu 04 November 2020 magacaabay Raysul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Qoraal uu soo saaray Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo loo diray Hogaamiyaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysul wasaare Rooble iyo Hogaamiyayaasha Dowlad-goboleedyada dalka ayaa lagu sheegay in aan liiska lagu soo darin xubno uu soo magacaabay gudoomiyaha…
Sarkaal ka tirsan dowladda hoose ee Gaalkacyo oo toogasho
Dabley hubaysan ayaa xalay waqooyiga Gaalkacyo ku dilay marxuum Cabdinuur Maxamed Cabdulle, oo ka tirsanaa Dowladda Hoose ee magaaladda Gaalkacyo.
Laamaha Amniga Puntland ee Gobolka Mudug, ayaa xaqiijiyay in koox hubaysan oo afka duubtay ay xalay toogasho ku dileen marxuumka, oo ka tirsanaa Waaxda Dhulka Dowladda Hoose ee Gaalkacyo.
Saraakiish waxay sheegeen, in Kooxdii weerarka gaysatay ay goobta isaga baxsadeen, islamarkaana aysan Ciidanka u suurta-gelin in gacanta lagu soo…
Nin ku guulaystay mid ka mid ah Golaha Wakiilada Maraykanka
David Andahl ayaa u dhintay safmareenka halista ah ee Coronavirus ka dib markii uu ku guuleystay xubinimada Golaha Wakiilada gobolka North Dakota ee waddanka Mareykanka, sidda ay qortay CNN.
Sidda ku xusan warbixinta, David Andahl oo 55-jir ahaa, ayaa kusoo baxay mid kamida labada kursi ee degmada 8aad. Saaxibkiis ay xisbiga Jamhuuriga kawada tirsan yihiin Dave Nehring ayaa wehliya.
Nasiib darro, Andahl oo ahaa ganacsade leh beer weyn ayaa 5-tii October wuxuu u dhintay Covid-19…
Saraakiil ka socota Ghana oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho si
Magaaladda Muqdisho ee caasimadda wadanka waxaa soo gaaray 147 sarkaakiil Boolis ah oo dowladda Ghana u soo dirtay Soomaaliya, si ay uga mid noqdaan howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika (AMISOM) ee Soomaaliya.
Ciidamadan ayaa lagu sheegay in ay ka caawinayaan booliska Soomaaliya ilaalinta nabadda iyo kala dambeynta gaar ahaan deegaanadda maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.
War ka soo baxay Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamadaasi ay soo…
Maxay tahay shaqada guddiga Doorashada iyo Xallinta
Raysul Wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta iyo Khilafaadka ee heer Federaal.
Guddiyadan oo ka kooban 25 xubnood oo ah guddiga doorashada iyo 21 xubnood oo ah guddiga xallinta khilaafaadka doorashada ayaa la magacaabay kadib markii dowlad goboleedyadu soo dhameystireen xubnihii u matali lahaa.
Guddiyadan ayaa waxa ay maamulidoonaan doorashooyinka xildhibaanada aqalka hoose oo dhawaan ka…
Muxuu salka ku yahaa socdaalka Sheekh Shariif markii 2 aad
Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya sidoo kalana ah hoggaamiyaha madasha Xisbiyada.
Madaxweynihii hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed & Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa smaanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar oo ay ka socoto ololaha doorashadda Hogaamiyaha maamulka Hirshabeelle ee Afarta sano ee soo socota.
Wafdiga Sheekh Shariif oo lagu soo dhaweeyay Caasimadda Hirshabeelle ayaa ka ambabaxeen Magaalada Muqdisho, kadib markii maalmo un ay mooganayeen…
Golaha wakiiladda Hirshabeelle oo Jowhar ku doortay gudoonka
Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Maamulka Hirshabelle, ayaa maanta gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle u doortay Xildhibaan Cabdixakin Luqmaan Xaaji Maxamed oo helay codad gaaraya 77 Cod, halka musharax la tartamay ee Goodir uu isla helay Codad gaaraya 21, waxaa xumaaday hal Cod.
Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay in Cabdixakin Luqmaan uu ku guuleystay Doorashada, isla markaana uu noqon doono Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle.…