Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Booliska oo gacanta kusoo dhigay eedeysanihii dhowaan xaaski…

Muqdisho (Axadle) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir. “Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa hadda gacanta ku haya eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali  ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 2021,” ayaa lagu yiri qoraalkan oo uu soo saaray…

Daawo: 7 Ganacsato ah oo maxkamad loo soo taagay inay kiimik…

Muqdisho (Axadle) – Maxkamadeynta Ganacsato loo haysto in Agabyada Qaraxyada ay kooxda Al-Shabaab uga soo dejin jireen dekedda Muqdisho ayaa ka socota xarunta maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Caasimadda Muqdisho. Ragga loo haysto eedeyntan oo tiradoodu dhan tahay toddoba qof, ayaa waxaa kasoo hor muuqday maxkamadda ilaa shan Nin oo magacyadooda lagu sheegay; Cabdisalaan Cali Faarax, Khadar Cabdisalaan Maxamed, Maxamed Cabdi Sheekh Cumar,…

Wasiir ka tirsan DF oo sabab yaab leh u dalbatay baaritaan l…

Muqdisho (Axadle) – Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay doorashada golaha deegaanka iyo wakiilada Gobaladda Waqooyi ee dhacay 31-kii May, kuwaas oo shalay lasoo geba-gebeeyey shaacinta natiijooyinkooda. Wasiirka haweenka ee xukuumadda Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa sheegtay in la baarayo sababta 82 kursi oo Baarlamanka Gobaladda Waqooyi loo tartamay hal dumar ah looga waayay, sidoo kale 221 kursi oo…

Qatar oo war kasoo saartay weerar ka dhacay Muqdisho – Caasi…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Qatar ayaa si weyn u cambaareysay weerar ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay busteejo Gawaarida laga raaco oo ku taalo Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya. Bayaan Maanta kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Debadda ee Qatar ayaa ku celisay mowqifkeeda ah inay si weyn u diidan tahay rabshadaha iyo falalka argagixisada iyadoo aan loo eegeyn ujeedooyinka iyo sababaha. Wasaaradda waxay sidoo kale uga tacsiyeysay  qoysaskii…

Libyan politicians celebrate the anniversary of

Libyan politicians celebrated on Sunday the first anniversary of Tripoli's victory over Putist general Khalifa Haftar's forces. In a congratulatory message, Libya's Supreme Minister, led by Khalid al-Mishri, thanked the countries, including Turkey, which supported the internationally recognized government in its defense of the Libyan capital against Haftar's 14-month attack, which was supported by the United Arab Emirates (UAE). , Egypt, France and Russia. "We congratulate the honorable Libyan people…

R/W Rooble oo magaacabay laba xil oo cusub, kuwa kalena ka q…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha arrimaha gudaha iyo warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska. Ra’iisal wasaaraha ayaa agaasimaha guud ee arrimaha gudaha u magacaabay, Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow, halka uu warfaafintana u magacaabay Mudane Maxamed Xayir Ducaale. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisal…

Xubno ka mid ah Midowga Musharaxiinta oo ku kala qeybsamay g…

Muqdisho (Axadle) – Musharaxiinta mucaaridka ayaa durtaba ku kala qeybsamay natiijadii kasoo baxday baaris ay sameeyen guddigii uu ra’iisal wasaare u xilsaaray cabashada ay mucaaridka ka muujiyeen guddiyada doorashada. Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay goor dambe ku dhawaaqay in 34 xubnood laga saaray liiska guddiyada doorashooyinka heerarkooda kala duwan.…

DEG DEG: Xisbiyada mucaaridka S/L oo ku dhawaaqay isbaheysi …

Hargeysa (Axadle) – Xisbiyada mucaaridka Gobaladda Waqooyi ee Waddani iyo Ucid ayaa waxay hadda magaalada Hargeysa kaga dhawaaqeen isbaheysi cusub, kadib ku dhawaaqistii natiijadii u dambeysay ee doorashooyinka Gobaladda Waqooyi. Labada Xisbi ayaa isbaheysigan cusub u magacaabay hogaan isku-dhafan oo ka tirsan Waddani iyo Ucid, waxayna ka shaqeynayaan sidii labada xisbi ay u hanan lahaayeen hogaanka golaha wakiilada iyo deegaanada. Guddiga hogaaminaya isbaaheysigan cusub ayaa waxay tiradoodu dhan tahay 10 xubnood,…

Maxaa iska bedalay go’aankii musharraxiinta ee guddiyada doo…

Muqdisho (Axadle) – Siyaasiga caanka ah ee Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ka mid ah xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa si adag kaga hadlay go’aankii kasoo baxay guddiga uu ra’iisul wasaare Rooble u saaray soo turxaan bixinta xubnaha cabashada laga keenay ee guddiyada doorashooyinka, kadib markii ay soo saareen 34 xubnood oo ka mid ah guddiyadaasi oo gabi ahaanba liiska laga soo saaray. Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa marka hore…

Maxaa soo cel-celiyey weerarada Kenya ee gobolka Gedo? – Caa…

Garbahaarey (Axadle) – Gobolka Gedo oo dhaca koonfurta Soomaaliya, isla-markaana hoostago Jubbaland waxaa dhowaan ka dhacay weerar dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen diyaaradaha dagaalka dalka Kenya, iyada oo khasaaraha ugu badan uu soo gaaro rayidka. Xildhibaan Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar Jecel oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, sidoo kalena kasoo jeeda Jubbaland ayaa ka hadlay duqeymaha ay diyaaradaha dagaalka Kenya ay ka geysanayaa gobolka…