Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Daawo: Guddigii uu Rooble magacaabay oo shaaciyey tirada xub…

Muqdisho (Axadle) – Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay in 34 xubnood laga saaray liiska guddiyada doorashooyinka heerarkooda kala duwan. Dhawaan ayaa markii middowga musharaxiinta waxay ra’iisul wasaare Rooble usoo gudbiyeen ilaa iyo 67 qof oo ay siyaabo kala duwen uga cabanayeen, kuwaas oo qaarkood la sheegay inay ka tirsan yihiin dhaqaalaha dowladda,…

Barkhad Batuun: Codad intee le’eg ayuu ka helay doorashada S…

Hargeysa (Axadle) – Barkhad Jaamac Xirsi Batuun oo kamid ahaa musharaxiintii u tartamayey golaha wakiilada Gobaladda Waqooyi ee ka sharaxnaa gobolka Maroodijeex ayaa kasoo muuqday liiska xubnaha u horeeya ee kusoo baxay natiijada horudhaca ah, isagoo noqday xubinta koowaad ee kasoo baxday xisbiga Waddani. Guddiga doorashooyinka Gobaladda Waqooyi oo goor dambe oo caawa ah ku dhawaaqay natiijada horudhaca ah ee golaha deegaanka iyo wakiilada…

DEG DEG: Natiijada doorashada G/Maroodijeex iyo deegaanka Ha…

Hargeysa (Axadle) – Waxaa hadda lagu dhawaaqay natiijada doorashadii golaha deegaanka degmada Hargeysa ee Axadle Gobaladda Waqooyi iyo golaha wakiilada ee gobolka Maroodijeex, oo saacadihii u dambeeyay si weyn loo wada sugayay. Natiijada la shaacinayo hadda ee degmada Hargeysa iyo golaha wakiilada gobolka Maroodijeex ayaa noqoneysa middii u dambeysay ee degmooyinka si horudhac ah loo shaaciyo, maadama degmooyinka iyo gobolada kale ee Gobaladda…

Xog: Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta oo xilka laga qaaday…

Muqdisho (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa sheegeysa in Agaasimihii guud ee wasaaradda warfaafinta Naasir Xuseen caawa xilkii laga qaaday, iyadoo la magacaabay Agaasime cusub. Cabdullahi Maxamed Xayir oo horay u soo noqday Agaasimaha guud ee wasaaradda Ganacsiga ayaa la sheegayaa in caawa loo magacaabay xilka Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta. Waxaa horay idiinla wadaagnay inuu jiro cadaadis dhanka madaxtooyada, gaar ahaan xafiiska…

Xog: Labada qof ee lagu tuhmayo dilkii Nafisa Cumar oo meydk…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa heer gaba-gabo ah maraya baaritaanka dilkii fooshaa xumaa ee Muqdisho todobaadkii hore loogu geystay Nafiso Cumar Cabdullaahi oo 11 sano jir aheyd, taasi oo meydkeeda maalmo kadib laga dhax helay Digsi ku jira gurigii ay ku nooleyd oo ku yaalla degmada Dharkeynlay ee Gobalka Banaadir.  Waalidka Marxuum Nafisa ayaa sheegay in hay’adda Dambi Baarista ee…

Xog: Rooble oo fuliyey ballan uu ka qaaday madaxweyne Xasan …

Muqdisho (Axadle) – Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Axadle u xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu ka dalbaday in aysan ka hadlin rasaastii lagu furay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo marayay Khamiistii meel u dhow Maxkamadda Gobalka Banaadir.  Xogta aan helnay ayaa tilmaameysa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu Ra’iisul…

Booliska oo xog buuxda ka bixiyey qaraxii is-miidaaminta aha…

Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali ayaa hadda warbaahinta u sheegay in qaraxii is-miidaaninta ahaa ee maanta ka dhacay isgoyska Ex-Control ay ku geeriyoodeen haweeney shacab aheyd iyo qofkii is qarxiyey. Qaraxa ayaa ka dhacayo suuq lagu iibiyo Hilibka, Mallaayga, sidoo kale ay ku dhowdahay busteejo laga raro Gaadiidka dadweynaha ee aada dhinaca degmada Dharkeynley, waxaana xilliga qaraxa uu ka dhacayay ay goobta…

Xubnaha cabashada laga gudbiyey ee guddiyada doorashada oo s…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa saacadaha soo socdo la filayaa in go’aan kama dambeys ah laga gaaro xubnaha cabashada laga soo gudbiyey ee guddiyada doorashada labada heer oo ay midowga musharixiinta u gudbiyeen Ra’isulwasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Sida ay illo wareedyo lagu kalsoonaan karo u xaqiijiyeen Axadle, Guddiga heer wasiir ee xaqiijinta caddeymaha xubnahaas ayaa gelinka dambe ee Maanta illaa caawa soo kala saari…

Jeff Nyagah oo kormeel qarsoodi ah ku tagay saldhigyada ciid…

Kismaayo (Axadle) – Taliyaha qaybta 2-aad ee AMISOM Jeff Nyagah ayaa kormeer labo cishe ah ku tagay Xeryo Ciidamada Kenya ee ku howlgalka Magaca Midowga Afrika ku tagay saldhigyada kala ah Kubiyoow, Raaskaambooni, Kuday, Cabdalla Biroole, Garoonka Diyaaradaha iyo Dekedda Kismaayo oo mas’uul ay ka yihiin sugidda amnigooda. Taliyaha ayaa ugu horeyn u mahadceliyay Ciidamada difaaca Kenya KDF ee ku sugan Dhammaan Xarumaha uu tagay isaga oo ku amaanay…

Wararkii ugu dambeeyeey qaraxii is-miidaaminta ee ka dhacay …

Muqdisho (Axadle) – Qof la sheegay in uu isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa waxaa uu isku qarxiyay goob Suuqa ah oo ku taal meel u dhow Isgoyska Ex-Control Afgooye ee Caasimadda Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Goobjoogayaal ayaa sheegay in Suuqa uu qaraxa ka dhacay lagu iibiyo Hilibka, Mallaayga, sidoo kale ay ku dhowdahay busteejo laga raro Gaadiidka dadweynaha ee aada dhinaca degmada Dharkeynley, waxaana xilliga…