Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Rooble oo jawaab kulul ka bixiyey falkii ay ku

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay ka hadlay falkii ay ciidamo ka tirsan AMISOM dil wadareed ugu geysteen dad shacab ah oo degaan magaalada Golweyn ee gobolka Shabeellada Hoose 10-kii bishan. Ra’iisul wasaare Rooble ayaa maanta u yeeray safiirka dowladda Uganda u joogay Soomaaliya iyo taliska ciidanka AMISOM, waxuuna kala hadlay dhacdadii xanuunka badneyd ee dadka rayidka ah ay ku…

Shacabka Afghanistan ee Mareykanka uu ka qaadayo

Kabul (Axadle) – Askarta Mareykanka ee ku sugan garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul ayaa cunto uu ku jiro hilibka doofaarka u qeybinaya kumanaanka shacab ee reer Afghanistan ee ay halkaas ka daad-gureynayaan. Ciidamada Mareykanka ayaa isku dayaya inay Afghanistan ka saaraan ku dhowaad 60,000 oo qof oo Afghans ah, kuwaas oo isugu jira dad la shaqeyn jiray ciidamada Mareykanka iyo ehelladooda. Hase yeeshee qaar ka mid ah dadkan ayaa…

Shacabka Afghanistan ee ka cararaya Taalibaan oo

Kabul (Axadle) – Askarta Mareykanka ee ku sugan garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul ayaa cunto uu ku jiro hilibka doofaarka u qeybinaya kumanaanka shacab ee reer Afghanistan ee ay halkaas ka daad-gureynayaan. Ciidamada Mareykanka ayaa isku dayaya inay Afghanistan ka saaraan ku dhowaad 60,000 oo qof oo Afghans ah, kuwaas oo isugu jira dad la shaqeyn jiray ciidamada Mareykanka iyo ehelladooda. Hase yeeshee qaar ka mid ah dadkan ayaa…

interruption of the march at the call of the Wakit Tama Coalition

The opposition's Wakit Tama coalition once again called for taking to the streets of the Chadian capital on Saturday morning, August 21, to challenge the military's handling of the transition. A request had been submitted to the authorities, but the authorities only approved the march for three organizations that had officially signed the request. This created some uncertainty, and the opposition ended…

Xog: Yaa diiday in Midowga Musharaxiinta kaalin

Muqdisho  (Axadle) – Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo looga hadlayo dhameystirka Doorashooyinka dalka, raadinta dhaqaalaha ku baxaya, diyaarinta Habraaca Doorashada Golaha Shacabka iyo Qodobo kale. Kulankaan waxaa shir Guddoominaya Ra’iisul Wasaare Rooble, Siciid Deni, Axmed Madoobe, Axmed Qoor-Qoor, Cali Guudlaawe, Cabdicasiis Laftagareen iyo Cumar Filish. Sida ay ogaatay Axadle, shirka ayaa waxaa loo…

DF oo war kasoo saartay diyaarado la sheegay in la

Muqdisho (Axadle) – Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay warar maalmahaan la isla dhex marayey oo ku saabsan diyaarado laga joojiyey inay tagaan Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Gobaladda Waqooyi. Dowladda Soomaaliya ayaa wax kama jiraan ku tilmaamtay inay jiraan diyaarado laga celiyey inay ka dagaan Magaalada Hargeysa. War kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo…

Rooble oo qaaday tallaabo muujineysa heerka

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, ahna qofka mas’uulka ka ah maamulka doorashooyinka Soomaaliya ayaa mar kale muujiyey heerka uu gaarsiisan yahay khilaafka kala dhaxeeya madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaaajo. Ra’isul Wasaare Rooble ayaan fiidnimadii Khamiistii ka baaqday oo aan qeyb galin casho sharaf uu madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday u sameeyey mas’uuliyiinta…

Cabdi Xaashi oo qoraal ka kooban afar qodob u

Muqdisho (Axadle) – Golaha Siyaasiyiinta Gobaladda Waqooyi (Somali Political Council) ee uu hogaamiyo Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa baaq u diray ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, iyo madax goboleedyada oo uu maanta shir uga furmay Muqdisho. Golaha ayaa Madasha Wadatashiga Qaran ka codsaday inay gacan ka gaystaan xal u helidda khilaafka weli ka taagan guddiga doorashooyinka xildhibaanada gobollada waqooyi, oo laba garab kala ah,…

Sawirro: Shirka golaha wada-tashiga qaran oo ka

Muqdisho (Axadle) -Waxaa maanta Caasimadda Muqdisho si rasmi ah uga furmay shirweynaha looga hadlayo arrimaha doorashooyinka 2021-ka ee u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada ka jira dalka iyo sidoo kale gobolka Banaadir Shirka ayaa waxaa daah-furay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxaana goob-joog ah shanta hoggaamiye goboleed ee dalka iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir. Intiisa badan waxaa shirkani diiradda lagu saari doonaa…

Sawirro: DENI oo lagu soo dhoweeyey Muqdisho iyo

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow soo gaaray Muqdisho ee Axadle dalka, si uu uga qeyb-galo shirka golaha wada-tashiga qaranka. Saciid Deni ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhoweeyey mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, iyadoona ay horey Axadle ugu sugnaayeen madaxa kale ee maamulada. Sidoo kale saacadaha soo socda ayaa la filayaa inuu si rasmi ah…