Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

AMISOM oo war cusub kasoo saartay dadkii ay ‘ku

Muqdisho (Axadle) – Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska guud ee ciidamada AMISOM ayaa waxaa markale looga hadlay dhacdadii lagu laayey todobadii qof ee rayidka ahaa ee dhowaan ka dhacday deegaanka Golweyn oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. AMISOM ayaa marka hore sameysay qirasho, waxaana qoraalkan ay ku shaacisay in dadka ay dileen ciidamadeeda ay ahaayeen rayid, isla-markaana ay ku ogaatay hordhaca baaritaan la sameeyey oo la xiriira, sida uu…

Xog: Muxuu salka ku hayaa khilaafka Axmed Madoobe

Muqdisho (Axadle) – Waxaa soo shaac baxay khilaaf u dhaxeeya Midowga Musharaxiinta Soomaaliya iyo madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland oo mar xulufo siyaasadeed ku ahaa la-dagaalanka madaxweyne Farmaajo. Khilaafkan ayaa ka dhashay sida madax goboleedyada ay u maareeyeen doorashada Aqalka Sare, si gaar ahna Amxed Madoobe iyo Saciid Deni, ayada oo Midowga Musharaxiinta iyo xubno ay taageerayeen lagu soo dari waayey liiska musharaxiinta. Kadib…

Weerar culus oo xalay markale lagu qaaday

Dhuusomareeb (Axadle) – Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xalay magaaladaas ay mar kale weerar madaafiic ah ku qaadeen dagaal-yahano loo maleynayo inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab. Madaafiicda oo u muuqday kuwo magaalada bannaankeeda laga soo tuuraayay ayaa baqdin ku dhaliyay dadka deegaanka. Wararka ayaa sheegaya in inta badan madaafiicda loo ganay dhanka Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas…

Hoggaamiye uu Mareykanka madaxiisa dul dhigay $5

Kabul (Axadle) – Hoggaamiye Taalibaan ah oo ay baad-goobayaan Mareykanka iyo Qaramada Midoobay isla markaasna madaxiisa la dul dhigay $5 Malyan oo Dollar ayaa si lama filaan ah looga arkay magaalada Kabul ee Caasimadda dalka Afghanistan. Hogaamiyahaan oo lagu magacaabo Khalil Haqqani, isla markaasna ka tirsan kooxda Haqqani ayaa la sheegay inuu Magaalada Kabul u imaaday inuu ka qeybgalo wada-hadallada lagu dhisayo dowlad cusub oo dalka…

politician Gabriel Kyungu Wa Kumwanza has died

Gabriel Kyungu Wa Kumwanza, co-founder of the UDPS with Étienne Tshisekediau in the early 1980s and supported by Félix Tshisekedi, the current resident of the Republic, died on Saturday, August 21 in Luanda, Angola. Gabriel Kyungu was an atypical character who could pass the test of time by changing political camps if necessary.…

South Kivu authorities suspend nine activities

In the eastern part of the country, nine mining companies, six of them Chinese, have been temporarily shut down by the provincial authorities. Gold mining. Especially in Mwengaquis' territory was the stage for tensions between local communities and foreign operators who were active in the exploitation of gold. as reported from…

a humanitarian mission soon in place

The rivers Tshikapa, Kasaï, Fimi and Kwilu have been affected by significant pollution since the end of July. Fish and aquatic animals were found dead. According to the Congolese authorities, this pollution is due to the activity in a diamond mine in the Angolan province of Lunda Norte, where Tshikapa comes from. According to the government, 13 of the 18 health zones in Kasai province are affected and…

victims of massacres under Mugabe soon excavated and

The victims and the families of the victims of the massacres in the early 1980s finally heard. In a statement following further discussions with traditional leaders, the Zimbabwean government said the victims could be exhumed and buried with dignity according to custom. It was a promise from the president that went back to 2019.…

Xog: Guudlaawe oo go’aan ka gaaray kursiga Xaaji

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle Cali Guudlaawe ayaa la filayaa inuu liiska musharaxiinta Aqalka Sare kusoo daro Senator Muuse Suudi Yalaxow, kadib markii uu iska caabiyey cadaadisyo xooggan, sida ay ogaatay Axadle. Sida aan xogta ku helnay, madaxweyne Guudlaawe ayaa ku gacan seeray dalab kaga yimid Villa Somalia, oo ku aadana in liiska laga saaro Xaaji Muuse, oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn uga soo horjeeda madaxweyne Farmaajo, islamarkaana ka mid ah hoggaamiyeyaashii hagayey ciidankii Badbaado…

Hoggaamiyaha ONLF oo ku baaqay in Soomaalida ay

Jigjiga (Axadle) – Guddoomiyaha Ururka ONLF Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi Maadey ayaa wareysi uu bixiyey waxa uga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin, dagaalka ka socda gobolka Siti ee Canfarta iyo Soomaalida, arrimaha doorashada deegaanka iyo guud ahaan xaaladda dalka Itoobiya iyo tan deegaanka Soomaali Galbeed. Guddoomiye Maadey ayaa wareysigaan uu siiyey TV-ga Somali State waxa uu ku sheegay in dagaalka gobolka Sitti ee Soomaalida iyo…