Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

The Libyan army rejects the freezing of GNA-Turkey

The Libyan army rejected the demand of the 5 + 5 Joint Military Committee on Tuesday that agreements signed by the former legitimate government be frozen, including one signed with Turkey. The commander of the Western Military Zone's joint operations room, Major General Osama Juwaili stated on social media that "agreements with Turkey were requested by the legitimate GNA (Government of National Accord) to ward off the offensive on Tripoli, while Russia and other countries have troops in place in Libya.…

Rag hubeysan oo lagu qabtay howl-gal ka dhacay

Muqdisho (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo xalay ciidanka ammaanka dowlada Soomaaliya ay ka sameeyeen qeybo ka mida degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu qabtay rag hubeysan. Wararka ayaa sheegaya in howl-galkan lagu soo qabtay illaa saddex nin oo ku hubeysnaa qoray AK47 ah iyo Bistoolado la sheegay inay ku dhibaateynayeen dadka shacabka ah. Saraakiil ka tirsan laamaha amniga ayaa shaaca…

Maxaa sababay ‘khilaafka soo kala dhex-galay’

Muqdisho (Axadle) – Guddiga doorashooyinka ee heer federaal ayaa waxaa la sheegay in uu soo kala dhex-galay khilaaf ka dhashay soo saarista harbaaca doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya ee shalay la shaaciyey, kadib qoraal ka soo baxay guddigaasi. Saciid Abshir oo ka mid ah xubnaha guddiga ayaa faah faahin ka bixiyey sababaha keenay khilaafkaasi iyo waxa ku dhaliyey inuu ka hor yimaado habraaca la soo saaray. Sababta ayuu Saciid ku sheegay in aan…

TAALIBAAN oo hal arrin ka ogolaatay Mareykanka –

Washington (Axadle) – Taliban ayaa u sheegtay maamulka Mareykanka inay “marin ammaan ah” u ogolaan doonaan garoonka diyaaradaha Kabul oo weli ay maamulaan ciidamada Mareykanka, sida uu sheegay la-taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan. Sullivan ayaa xaqiijiyey in garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Hamid Karzai uu hadda shaqeynayo, islamarkaana duulimaadyada daad-gureynata muwaadiniinta Mareykanka iyo Afgaaniyiinta la shaqeeya ay…

13 qof oo Indonesian ah oo lagu haysto gudaha

Jakarta (Axadle) – Hay’adda la socodka kalluumeysiga Indonesia ee loo soo gaabiyo DFW ayaa sheegtay inay heshay ashtako ku saabsan 13 kalluumeysato oo dalkaas u dhashay oo muddo sideed bilood ah lagu haysto Soomaaliya. Isku xiraha qaranka ee hay’adda DFW, Abdi Suhufan ayaa sheegay inay dowladda ku wargeliyeen dhacdadan 29-kii June. “Waxaa jiray dadaallo ay sameysay dowladda Indonesia, hase yeeshee illaa iyo hadda kuma guuleysan inay soo qaado…

Guddiga doorashada oo hal mid ka dalbaday madaxda

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer Federaal, Maxamed Xasan Cirro ayaa baaq u direy madaxda dowlad goboleedyada aan weli soo dhameystirin doorashada xubnaha Aqalka Sare, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Guddiga. Cirro ayaa madaxda ku booriyey in xil weyn iska saaran kasoo dhalaalidda ballamihii iyo heshiisyadii ay saxiixeen si shacabka Soomaaliyeed u helaan dowlad sharci ku dhisan, oo matasha doonitaanka…

Xog: R/W Rooble oo saanad ciidan u diray GALMUDUG

Muqdisho (Axadle) – Ilo wareedyo kala duwan ayaa Axadle u sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu fasaxay laba diyaaradood oo hub wada oo laga dejiyay magaalada Gaalkacyo. Xogta aan helnay ayaa sheegeysa diyaaradahaan ay laba toddobaad kahor ka dageen Gaalkacyo, waxayna wadeen rasaas, hubka fudud iyo saanad kale oo ciidan, ayada oo lagu wareejiyay Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo codsaday hubkaas.  Hubka laga…

Beesha dadkii lagu laayey Golweyn oo go’aan culus

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen ugaasyo, odayaal dhaqan iyo beeralayda gobollada Shabeellada dhexe iyo Shabeellada Hoose, kaas oo looga arrinsanayey dadkii shacabka ahaa ee AMISOM ay dil wadareedka ugu geysatay deegaanka Golweyn. Bayaan ka soo baxay shirkaas waxay ku cadeeyeen waxgaradkii maanta isuyimid in AMSOM ay weli diidan tahay inay qirato dilka dadkii shacabka ahaa ee Golweyn ay ku…

Dagaal qaraar oo Galmudug ka dhacay, sarkaal sare

Bacaadweyn (Axadle) – Dagaal u dhaxeeyey ciidanka daraawiishta Galmudug iyo kooxda Al-Shabaab ayaa galabta ka dhacay deegaanka Shabeellow ee gobalka Mudug, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhwaacba leh, iyadoo Al-Shabaab ay guulo ka sheegteen dagaalkaas. Inta la xaqiijiyey shan askari oo ka tirsanaa daraawiishta Galmudug iyo sarkaal sare ayaa ku geeriyooday dagaalka, kadib markii Al-Shabaab ay galabta weerar culus ku qaadeen fariisin ay…

Arrimihii ay Taalibaan kaga dhowaaqeeen shir

Kabul (Axadle) – Taalibaan ayaa maanta Kabul ku qabatay shirkeedii jaraa’id ee ugu horreeyey tan iyo markii ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada, waxayna ku dhowaaqeen inay doonayaan xiriir nabadeed oo ay la yeesheen dalalka kale ee caalamka. “Ma dooneyno cadow gudaha iyo mid dibedda ah,” waxaa sidaas yiri afhayeenka kooxda Zabihullah Mujahid. Zabihullah Mujahid wuxuu sidoo kale shaaca ka qaaday in xuquuqda haweenka lagu ilaalin doonin…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More