Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Guddoomiyihii deegaanka Garasbaaleey oo qarax lagu

Muqdisho (Caasimaad Online) – Gudoomiyaha deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Caasimadda Muqdisho ayaa galabta u geeriyooday dhaawac culus oo kasoo gaaray qarax lala eegtay gaari uu saarnaa. Maxamed Abuukar Afrax AUN ayaa waxa xilliga qaraxa uu haleelay gaariga uu saarna uu marayey waaxda Fooriloow oo dhaxeysa degmada Kaxda iyo deegaanka Garasbaaleey, sida ay dad deegaanka u sheegen…

DEG DEG: Habraaca doorashada Golaha Shacabka oo

Muqdisho (Axadle) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa goordhowedyd soo saaray Habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ee 2020/2021-ka. Habraaca doorashada golaha shacabka ee uu soo saaray Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa ka kooban 10 bog, wuxuuna awooda u badan siinaya guddiga. Ergada doorashada ayaa waxaa soo xuleysa guddiga xulista ergada oo ka kooban Oday dhaqameedyo iyo…

DF oo war kasoo saartay qabsashada Taalibaan ee

Muqdisho (Axadle) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii u horeysay ka hadashay xaalada ka taagan dalka Afghanistan, taasi oo ay gacan ku haynteeda la wareegtay kooxda Taalibaan. Wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, Cabdiraxmaan Jaabiri ayaa sheegay in dhacdada Afghanistan laga baran karo sida ay waxba usoo kordhineyna joogitaanka ciidamo Ajnabi, sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu xusay in 20 sano dowladda Afghanistan lagu…

Taalibaan tusaale ma u noqon kartaa Al-Shabaab? –

Muqdisho (Axadle) – Qabsashada deg-degta ah ee kooxda Taalibaan ay ku qabsatay dalka Afghanistan ayaa muujineysa walaac ah inay dhiirri-gelin karto kooxaha kale ee maleeshiyaadka ah ee ka dagaallama caalamka, sida Al-shabaabka Soomaaliya. Khubaradu waxay ka digayaan in haddii howlgalka caalamiga ah ee jooga Soomaaliya isku dayaan inay amniga ku wareejiyaan dowladda Soomaaliya xilligan, in dunidu arki karto soo noqnoqoshada wixii ka dhacay…

Cabsi laga qabo in Shabaab tusaale ka dhigato

Muqdisho (Axadle) – Qabsashada deg-degta ah ee kooxda Taalibaan ay ku qabsatay dalka Afghanistan ayaa muujineysa walaac ah inay dhiirri-gelin karto kooxaha kale ee maleeshiyaadka ah ee ka dagaallama caalamka, sida Al-Shabaabka Soomaaliya. Khubaradu waxay ka digayaan in haddii howlgalka caalamiga ah ee jooga Soomaaliya isku dayaan inay amniga ku wareejiyaan dowladda Soomaaliya xilligan, in dunidu arki karto soo noqnoqoshada wixii ka dhacay…

Taalibaan oo cafis u fidisay dhammaan saraakiisha

Kabul (Axadle) – Kooxda Taalibaan ee sida buuxda ula wareegtay gacan ku heynta Afghanistan ayaa ku dhowaaqday cafis guud oo loo fidiyey mas’uuliyiintii dalkaasi. Bayaan kasoo baxay hoggaanka Taalibaan ayaa waxaa lagu sheegay in cafis loo fidiyey saraakiishii iyo mas’uuliyiintii la shaqeynayey madaxweynihii cararay ee Ashraf Ghani. Sidoo kale kooxda ayaa ku boorisay saraakiishaas inay dib ugu laabtaan shaqooyinkooda, iyaga oo qaba kalsooni buuxda,…

Wararkii ugu dambeeyey khaaaraha dabeylo ku dhuftay

Kismaayo (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose aya sheegaya in saacadihii la soo dhaafay xeebaha gobolkaas ay ku dhufteen dabeylo xoogan  oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho & burbur hantiyeed, sida ay shaacisay Jubbaland. Dadka dhintay ayaa ahaa kalluumeysato, waxana la qalibmay doomihii ay saarnaayeen, halka uu buurbur xoog leh soo gaaray guryo ku agdhowaa xeebta magaalada Kismaayo. Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Jubbaland, Mudane Cabaas Cali Ibraahin oo ka warbixiyey…

Lafta Gareen oo war la yaab leh kasoo saaray

Baydhabo (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo xalay munaasabad u sameeyey Senataradii lagu doortay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay qaabka ay ku billowdeen doorashooyinka dalka, gaar ahaan tan Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya. Ugu horreyn Lafta Gareen ayaa dardaaran u jeediyey sideeda Senatar ee Koonfur Galbeed ku metalaya Aqalka Sare, isaga oo ugu baaqay inay ka…

Joe Biden oo si yaab leh uga hadlay xaaladda

Washington (Axadle) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa difaacay ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Afghanistan, isaga oo sheegay inuu weli ku adkeysanayo siyaasaddaas, ayna tahay xilligii ay ka tegi lahaayeen dalkaas, 20 sano oo dagaal ah kadib. “Waxaan ahay madaxweynaha Mareykanka, mas’uuliyaddana anigaa leh,” ayuu yiri Biden oo khudbad aad loo sugayey ka jeediyey Aqalka Cad, kadib maalmo uu ka aamusnaa xaaladda Afghanistan. Biden ayaa…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More