Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka Kenya
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka Kenya
Qodobada ay kasoo saari doonaan shirkaan Wasiirada maaliyadda ayaa waxaa la hor dhigi doonaa kulankaan mid kiisa xiga oo ah heer Hogaamiye ah, kaasoo qab soomi doona 29-ka April 2024-ka oo ku beegan maalinta berito ah.
Qoraal kooban oo kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shirkaan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo dhawaan kasoo gudubtay heerka deyn cafinta.
Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya waxay mudooyinkii dambe dadaal badan ugu jirtay sidii ay u heli laheyd maalgalin caalami ah si ay sare ugu qaado wax soo saarka gudaha iyo dib u habeynta maaliyadda dalka, taasoo qeyb weyn ka qaadan karta kordhinta dhaqaalaha Soomaaliya.
‘);(playerPro=window.playerPro||[]).push(i);})();