Mucaaradka Soomaaliya oo ka hadlay cidda dowladda ridaysa iyo dhisaysa dalka
Siyaasadda Soomaaliya waxay mar kale ku wareegaysaa su’aashii soo noqnoqotay: yaa talada haya, yaase doonaya inuu xukunka ka beddelo? Hase yeeshee, su’aasha ugu muhiimsan ee maanta mucaaradka la hor dhigi karo ayaa…