Daawo: Xildhibaan Aamina oo xog cusub ka bixisay kiiska Ikra…
Muqdisho (Axadle) – Waxaa xogo dheeraad ah laga helayaa kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo la waayey 16-kii bishii hore. Ikraan waxay ka tirsaneyd hey’adda NISA, waxaana isisoo taraya tuhunka la xariira in gabadhaas ay ku maqan tahay gacanta saraakiil ka tirsan Nabad Sugidda Soomaaliya.
Ikraan waxay kaamiraduhu qabteen, iyadoo gaari sii raaceysa markii cid ugu war dambeysay.
Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ka mid ah xubnaha golaha shacabka ku…