Man Utd 2021/22 FPL player awards revealed

The Fantasy Premier League award for every Manchester United player for the upcoming 2021/22 promotion has been revealed, with FPL executives already able to start thinking about who they might want in their squad next season.With £ 12 million, Bruno Fernandes is the most expensive United player at any distance. No other player in the squad reaches 10 million pounds, but his hefty price is hardly surprising considering that his 245 points last season were the best in the entire FPL.United's second most expensive player is…

Daawo: Boqor Burhaan oo si adag uga horyimid xeer ay meel-ma…

Garoowe (Axadle) – Boqor Burhaan Boqor Muuse oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu si kulul uga hadlay xeerka mamnuucaya gudniinka gabdhaha oo ay meel-mariyeen golaha wasiiradda Puntland. Boqor Burhaan ayaa ugu horeyntii sheegay in xeerka lagu mamnuucayo gudniinka gabdhaha uu yahay mid ka hor-imaanaya dhaqanka iyo shareecada Islaamka. Waxa uu ku tilmaamay tallaabada golaha wasiiradda “mid aan laga aamusi karin oo dhaawac u geysanaysa diinta…

Xiddiga Chelsea Ee Billy Gilmour Oo Laga Helay COVID-19 Ku Dhacay &

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Chelsea iyo xulka qaranka Scotland, waxa uu ahaa laacibkii sameeyey farqiga kulankii ay la ciyaareen England oo uu qabsaday khadka dhexe, laakiin nasiib-darro ciyaarta ugu dambaysa Group-kan ayaanu qayb ka noqon doonin kaddib markii laga helay fayraska Korona.Baadhitaan lagu sameeyey ciyaartoyda Scotland ayaa waxa uu muujiyey in Billy Gilmour uu jidhkiisa ku jiro Fayrasku, sidaana uu ku galayo karantiil muddo laba toddobaad ah, taas oo imanaysa xilli dalkiisa ay ku soo aaddan tahay ciyaar…

Popular foods that ruin your weight loss efforts, say dietitians

When it comes to looking your best, it's incredibly tough to find the right eating plan that keeps cravings in check. Even if you end up finding a balanced diet that helps manage calories while delivering the right nutrition, it feels extra tempting to take an extra piece of cake or a bag of cakes. Whether you love to snack between meals or include a little less than salty foods in your regular meal plan, your decisions may end up putting back your weight loss goals. Trying to sort a variety of food options can feel…

the French Barkhane force was attacked on Monday

French forces in Operation Barkhane were attacked on Monday in northern Mali, 160 km south of the main northern city of Gao. It is a vehicle bomb used by the jihadists. French soldiers and Malian civilians were injured, suicide bombers were killed. as reported from Bamako, Serge DanielOn the outskirts of the Malian town of…

RASMI: Xiddig Faransiis Ah Oo Laba Dhaawac Oo Kala Duwan Isku-raaceen,

Tababaraha xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa lagu wargeliyey in aanu inta ka hadhay tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 aanu dib u heli doonin weeraryahanka Ousmane Dembele oo xaaladdiisu kasii cuslaatay sidii aanu wararkii hordhaca ahaa ee  saaka idiinku sheegnay.Laacibkan ayaa ciyaaray 30 daqiiqadood oo kaliya kulankii Hungary ee Sabtidii oo uu beddel kusoo galay, waxaana mar kale dib loo saaray oo la beddelay ciyaarta oo socota.Didier Deschamps ayaa hore u sheegay in dhaawaca Dembele uu yahay jilibka, laakiin…

Preview of the Czech Republic vs England Euro 2020

England will ensure automatic qualification for the European Championship 2020 knockout if they avoid defeat against the Czech Republic in the final group match at Wembley on Tuesday night.But the Three Lions will only go through as group winners if they beat the Czechs, who currently lead the group after the first two rounds.Some England fans have already expressed hope that England will actually finish in second place, as it would mean an easier 16-match competition against the second-placed team from Group E - one from…

most appearances, top scorer, key stats

Key facts• Spain and (West) Germany have won the most EURO (three each) • Only Spain (2012) has successfully defended the title • Cristiano Ronaldo is the top scorer of the EURO final • Ronaldo is also the first player to have five EUROPlayerMost appearances23: Cristiano Ronaldo (Portugal) 18: Bastian Schweinsteiger (Germany) 17: Gianluigi Buffon (Italy)Most games (including qualifiers)58: Gianluigi Buffon (Italy) 58: Cristiano Ronaldo (Portugal) 51: Mario Frick (Liechtenstein)Most goals12: Cristiano Ronaldo (Portugal) 9:…

Predicted England line-up to face the Czech Republic

England face the Czech Republic in their final Euro 2020 group stage on Tuesday night and know that anything but defeat will secure them a place in the knockout phase.Manager Gareth Southgate may have some important staff decisions to make after a disappointing and rather weak performance against Scotland in the last match, with England fans demanding that more of the squad's attacking talent be given a chance.Here's a look at the beginning XI Southgate can choose ...Harry Maguire has a chance to start after missing the…

DF oo shaacisay qorshaha ka dambeeya kulankii Rooble iyo Saf…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka Arrimaha Debadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa ka hadlay ujeedka ugu muhiimsanaa ee kulankii dhawaan Muqdisho ku dhex maray Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Cusmaan. Wasiirka oo ka qeybgalayey barnaamijka One-on-One ee telefishinka Turkiga ee TRT World isagoo ku sugan magaalada Antalya ayaa xaqiijiyey in kulankii u…