Tottenham presents new Nike away kit for 2021/22

Tottenham Hotspur have unveiled their brand new Nike away kit that will be worn for the 2021/22 season.We have already seen the club's new home kit, which has been designed to celebrate the 100th anniversary of the introduction of the famous cockerel on the Spurs shirt.????????????? We present our 21/22 @nikefootball away kit collection!Check it out?- Tottenham Hotspur (@SpursOfficial) July 22, 2021There is no throwback atmosphere in the away kit, with the club instead of more of a futuristic design created to symbolize the…

Uhuru Kenyatta oo jeediyey hadal ‘ka dhan ah’ Somalia – Caas…

Nairobi (Axadle) – Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dalkiisa uga go’an tahay in xuduudihiisa uu uga difaaco shisheeye kasta oo soo faro-galiya. Waxaa uu digniin u jeediyay xoogag uusan magacaabin oo uu sheegay in aysan xushmeynayn madaxbanaanida dhuleed ee Kenya. Hadalkan oo uu jeediyay shalay mar uu booqanayay keynta Boni ee ku taaalla deegaanka Lamu una dhaw xuduudda Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxa uu…

Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Chelsea Ay Suuqan Dib Ula Soo

Kooxda Chelsea ayaa lagu soo warramayaa inay ka fikirayso inay dib ula soo saxeexato xiddigii kooxdeeda ka baxay laba sano kahor ee Eden Hazard oo Real Madrid ku dhibtoonayay tan iyo wakhtigaas.Hazard ayaa laba xilli ciyaareed oo ay tahay inuu iska ilaawo kusoo qaatay Real Madrid isaga oo aan wax saamayn ah yeeshay tan iyo markii uu Chelsea qandaraaska 88-ka Milyan ee pound ah kaga tagay.Guud ahaan Hazard ayaa labadaas xilli ciyaareed kaliya shan gool usoo dhaliyay Real Madrid walow uu 10 gool iyo wax ka badan soo dhaliyay…

Eden Hazard offered Chelsea

Real Madrid want to sell winger Eden Hazard this summer and middlemen working on behalf of the club have reached out to Chelsea to try to send the Belgian back to Stamford Bridge.Hazard was a favorite at Chelsea between 2012 and 2019, but his grand move to Real, which is worth up to £ 150 million, has not gone according to plan. Injuries have prevented him from producing his best form and Los Blancos are now keen to reduce their losses and get rid of.Hazard has struggled a lot with injuries / Denis Doyle / Getty ImagesThe…

Players facing court over rejection of pay cuts

Just when you thought Barcelona could not get more tired, we have now received the news that they are ready to take their players to court if they do not agree to lower their salaries.Barcelona have asked all their big earners to agree to pay cuts in an attempt to stabilize their finances and let them write about Lionel Messi who along with summer signings Sergio Aguero, Memphis Depay and Eric Garcia can not be registered until the club falls. under the salary cap.Messi's contract can not be renewed until the salary budget…

Madagascar is pursuing assassination makes an attempt

Several suspects were arrested on Tuesday regarding a devastated assassination attempt on Madagascar's president Andry Rajoelina, the country's prosecutor's office said. "Several foreign nationals and Madagascar nationals were arrested on Tuesday, July 20, as part of an investigation into an attack on state security," prosecutor Berthine Razafiarivony said in a statement released overnight. "At this stage of the ongoing investigation, the prosecution assures that we will shed light on this case," she…

The President of Madagascar survives the assassination

Several suspects were arrested in connection with a withdrawn assassination attempt on Madagascar's president Andry Rajoelina, the country's prosecutor's office said on Thursday. Two French people are among several people arrested on the island in the Indian Ocean on Tuesday "as part of an investigation to undermine state security", the Agence France-Presse (AFP) reported, citing diplomatic sources. DETAILS THAT FOLLOW ... .

YAABKA YAABKII: Xiddig Ku Biiray Kooxdii Kasoo Horjeeday Iyadoo

Kubadda cagta ayaa ah mid mucjisooyinkeeda wadata iyadoo ay macquul tahay in kulan kasta lagu arko arrimo uu la gaar yahay oo uu kaga duwan yahay kuwa kale.Kulan saaxiibtinimo oo ka horreeya xilli ciyaareedka oo dhex maray kooxaha Bristol City iyo Portsmouth ayaa kusoo dhammaaday bar-bardhac 3-3 ah balse sida bar-bardhacaasi ku yimid ayaa ahayd qaab ugub ah oo aan hore loo arag.Bristol City ayaa ah koox loo tixgelin karo mid aad u gacan furan kaddib markii ay kulanka dhexdiisa ciyaaryahan ku amaahiyeen Portsmouth kahor inta…

Mahad Salaad oo shaaca ka qaaday XOG ku aadan kiiska Ikraan …

Muqdisho (Axadle) – Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay kiiska kraan Tahliil oo la waayey meel aan jaan iyo cirib ay dhigtay, loona heysto NISA. Mahad Salaad oo xog ku aadan arrintan ku baahiyey bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga ayaa shaaca ka qaaday in la dilay Ikraan, isla-markaana khaarijinteeda ay qorsheeyeen saddex mas’uul ee haatan ugu sarreysa hay’adda…