explosion of a homemade bomb in a church

A homemade bomb exploded early this morning in a church in Beni in northern Kivu, a province in the eastern DRC. Beni, a city regularly plagued by deadly raids attributed to the Ugandan rebels from the ADF. This attack left at least two injured and has not been claimed. An investigation has been initiated. At 6 o'clock this…

Xafsa Maxamed Luqmaan oo shaacisay sidii ay saaxiibteed Xafs…

Nairobi (Axadle) – Xafsa Maxamed Luqmaan, oo ah haweeney ganacsato Soomaali ah oo 23 jir ah, oo la la’aa muddo shan maalmood ayaa shaaca ka qaaday in Gabar ay saaxiibo ahaayeen ay ka dambeysay afduubkii loo geystay. Wareysi gaar ah oo ay Xafsa Luqmaan siisay Wargeyska The Standard ee dalka Kenya ayey ku sheegtay in haweeneydii saaka lagu qabtay xaafadda Kinangop ee lagu magacaabo Xafsa Cabdi iyo ninka lala qabtay ay ahaayeen maskadii ka dambeysay…

Sirta Ka Dambaysa Guulaha N’Golo Kante Oo La Ogaaday

N’Golo Kante waxay ciyaartiisu sii fiicnaanaysaa maalinba maalinta ka dambaysa, waxaanu ku jiraa tartameyaasha halista ah ee abaal-marinta xiddiga adduunka ee dhamaadka sannadkan la bixin doono.Laacibka reer France ayaa tiir-dhexaad iyo sababa ugu ahaa Chelsea inay ku guuleysato tartanka Champions League xilli ciyaareedkii tegay iyadoo uu bandhig cajiib ah muujiyey labadii kulan ee semi-finalka ee Real Marid iyo ciyaartii ugu dambaysay ee finalka oo uu intaba qaatay abaal-marinta xiddigii garoonka.Khubaro badan ayaa…

Italy matches EURO’s longest victory

Italy has matched a competition record winner at UEFA EURO 2020, where Belgium hopes to be able to match their run tonight.The longest run of UEFA European Championship victories - including qualifiers - is included in 14 matches. This was confirmed by Joachim Löw's Germany, who won all ten of their UEFA EURO 2012 qualifiers, as well as their first three group matches and their quarter-finals in the tournament in Poland and Ukraine. They then lost to Italy in the last four.Belgium and Italy both reached UEFA EURO 2020 with…

Memphis Depay discusses the threat from the Czech Republic and Dutch dreams

Memphis Depay is still very much a talismanic figure for the Netherlands. Top scorer in the squad with 28 goals, he was involved in all his side's efforts against Austria and northern Macedonia when the Dutch won UEFA EURO 2020 Group C with one game left.The 27-year-old forward spoke to EURO2020.com about everything from his role on and off the pitch to his recovery from a knee injury in the cruciate ligament and his thoughts on Orange's chances to go all the way.What were your group game highlights?The opening game , of…

Rafa Benitez Liverpool legacy infected by Everton hiring

Rafa Benitez is set to become the new Everton boss.And if you ask "why ?!" rest assured, you are not the only one.The Spaniard is a legend of Stanley Park in Liverpool. Before Jurgen Klopp, he is still by far the best manager in the 2000s and won the Champions League, the FA Cup and eight Merseyside derbies at Everton's expense.So when the news came that he has been named their new boss and will only be the second coach ever to cross the Merseyside gap, it's easy to see why those with a blue persuasion were less than…

SAADAAL Cusub: Sneidjer Oo Doortay Xulka Ku Guuleysan Doona Euro 2020

Halyeeyga ree Netherlands ee Wesley Sneijder ayaa doortay xul cusub oo uu u saadaalinayo ku guuleysiga dalka ku guuleysan doona koobka Euro 2020 ee haatan soconaya.Sneijder ayaa hore u qabay  aragtida ay qabaan badi dadka falanqeeya kubadda cagta ee ah in xulka France uu ku guuleysan doono tartanka balse haatan doortay dalka Talyaaniga oo kamida mucjisooyinka lama filaanka ah ee ilaa hada tartanka lagu arkay.Talyaaniga ayaa saddex guulood kaga soo baxay wareegii Group-yada iyaga oo xalayna wareega 16-ka guul 2-1 ah ka…

Daawo: Gobaladda Waqooyi oo hanjabaad culus u dirtay laba ka mid xu…

Hargeysa (Axadle) – Wasiirka wasaaradda warfaafinta Gobaladda Waqooyi, Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa luuqad adag kula hadlay dowladda federaalka, gaar ahaan Ra’iisal wasaaraha ku-xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed iyo Wasiirka Maaliyada, Cabdiraxmaan Beyle. Wasiir Koore ayaa waxa uu ku eedeyay Mahdi Guuleed iyo Beyle inay ka dambeeyan abaabul ka dhan ah Gobaladda Waqooyi oo laga bilaabay…

Somali Northeastern State executes dozens of activists in spate of assaults

Somali Northeastern State executes dozens of activists in spate of assaults GALKAYO, Northeastern State - As a part of its pledge to get rid of terrorists, Northeastern State has executed 21 al-Shabaab operatives after rigorous courtroom hearings leading to their convictions as state steps up combat towards violent extremists who're slowly making incursions Within the area. Northeastern State is…

Waa Kuma Mucjisada Muslimka Ah Ee Ay Barcelona Saxeexiisa Qarka U

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay qarka u saaran tahay inay da’yarkeedii hore ee Kays Ruiz-Atil dib ugala soo saxeexato kooxda Paris Saint-Germain sida uu sheegayo kanaalka Sky Sports oo uu wargeyska Sport soo xiganayo.Ruiz-Atil ayaa go’aansaday inuusan wax heshiis kordhin ah u samayn kooxda caasimada France isaga oo taas bedelkeeda ku dhaw inuu ku laabto Barcelona oo uu xagaagii 2016 ka tagay.Ruiz-Atil ayaa dhawr toddobaad kahor baraha bulshada ka macasalaameeyay Paris Saint-Germain isaga oo caddeeyay inuusan…