Waa Kuma Xiddiga Doorkii Kabtanimo Ee Real Madrid Ka Bedelay Raphael
Kooxda ree Spain ee Real Madrid ayaa go’aansatay xiddiga ka bedelaya liiskeeda kabtanada daafaca ree France ee Raphael Varane kahor heshiiska rasmiga ah ee uu Manchester United ugu biirayo.Heshiiska Varane oo Man United ayaa ah mid kaliya in la shaaciyaa ay ka hadhay, labada kooxood ayaa 34 Milyan oo pound isku af-gartay xilli wakhtiga uu tijaabada caafimaadka marayo loo qoondeeyay.Varane ayaa mudo 10 sano ah kusoo qaatay Santiago Bernabeu waxaana uu mudadaas ka qayb noqday liiska kabtanada kooxda.Sergio Ramos ayaa sanadihii…