WARBIXIN: Gabriel Batistuta, Baggio, Beckham, Figo, Tevez – 55kii
Saxeexyo badan oo khilaafyo ka dhex abuuray kooxaha ayaa lasoo diiwaangeliyey qarniga 21aad ee kasoo bilowday sannadkii 2000 iyo waqtiyadii ka horreeyey ba, balse waxa ka badnaa inta ciyaartoy ee waaweyn ee sida lama filaanka ah uga degay kooxo lama filaan ah.Iyadoo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan uu furan yahay, lana filayo in xiddigo lama filaan ah ay ka tagaan kooxahooda oo ay waliba ku qasbaan in loo ogolaado inay u wareegaan koox kale oo ay xafiiltamaan, sida Harry Kane, waxa aanu dib u milicsan doonaa dhacdooyinkii…