Maleeshiyaad hubeysan oo dad shacab ahaa ku dilay
Warsheekh (Axadle) – Wararka ka imaanaya HirShabelle ayaa sheegaya in xalay saq-dhexe maleeshiyaad hubeysan ay dil qorsheysan ka geysteen deegaanka Filla-Dheere oo hoostaga magaalada Warsheekh oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.
Ilo deegaanka ah ayaa Axadle u sheegay in weerarkan lagu dilay labo qof oo ka mid ah dadka deegaanka deegaanka, isla-markaana si weyn looga yaqaanay…