Dhamaantood hibo ayay lahaayeen, waxayna markhaatiyo ka dhiganayaan taageereyaasha kooxihii ay ka hor ama kaddib u ciyaareen, laakiin haddana si’ ay noqotayba ixtiraamkaas kama helin Manchester United, waxaanay kaga jiraan liiska ciyaartoy aan awood u yeelan in hibadoodii dabiiciga ahayd ay ku muujiyaan Old Trafford.Manchester United oo ah kooxda ugu guulaha badan taariikhda horyaalka Ingiriiska ee Premier League, ayna is-ceshadaan Liverpool, waxay caan ku tahay saxeexyada xiddigo waaweyn oo dunida qabsaday iyo kuwo kasoo…