Kylian Mbappe waxa Koobkii Adduunka 2018 ku qabsaday orod iyadoo markaas uun da’diisu madaxa la gashay 18 jir, waxaana uu jabiyey rikoodho dhinaca gool-dhalinta oo uu hore u haystay halyeyga Brazil ee Pele.Kaddib guushii Koobka Adduunka, Kylian Mbappe waxa uu waddankiisa ku hoggaaminayaa tartankii labaad ee weyn ee ay u dagaallamayaan inay ku guuleystaan iyadoo uu isaguna hormood u yahay.Inkasta oo ay da’diisu yartahay, haddana waxa hadal-haynta ugu badan reeba xawaaraha dheereeya ee orodkiisa iyo farsamadiisa oo sarraysa,…