Guuleed oo soo saaray war ka duwan midka
Muqdisho (Axadle) – Musharrax madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyay habraacyadii ku soo baxay war-murtiyeedkii shalay uu soo saaray Golaha Wadatashiga Qaran, xili ay diideen Golaha Midowga Musharaxiinta.
Cabdikariim Guuleed oo kamid ah xubnaha midowga musharaxiinta ayaa sheegay in dalka uu xiligan u baahan yahay horu-socod, islamarkaana ay muhiim tahay in danta…