Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Soomaalida iyo
Muqdisho (Axadle) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey Soomaalida iyo Canfarta oo saaka markale dib uga qarxay deegaano ka tirsan gobolka City ee dowlad deegaanka Soomaalida.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii maleeshiyaadka Canfarta ay weerar ku qaadeen shacab Soomaali ah oo ku sugnaa deegaanka Biyo Cadde oo u dhow magaalada Cadheyti, waxaana halkaas ka qarxay dagaal u dhexeeyey labada…