Argentina Oo Ilbidhiqsigii Ugu Dambeeyey La Niyad-jabiyey, Neymar Oo
Xulka qaranka Argentina ayaa niayd-jab la kulmay daqiiqadihii ugu dambeeyey ee kulankii isreeb-reebka Koobka Adduunka 2022 ee ay xalay la ciyaareen Colombia, kaas oo ay iska lumiyeen guul gacanta ugu jirtay.Argentina ayaa shabaqa soo taabatay daqiiqaddii saddexaad ee bilowga ciyaarta, shan daqiiqadood kaddibna gool labaad ayay ku dareen iyadoo ciyaartuna ahayd 2-0 illaa laga soo gaadhayey qaybtii dambe xilli ciyaarta ka hadhsanaayeen 29 daqiiqadood oo kaliya.Difaaca kooxda Manchester United ay sida weyn u raadinayso ee…