Ethiopian Prime Minister Ahmed topped ruling social gathering chairman

Ethiopian Prime Minister Ahmed topped ruling social gathering chairman ADDIS ABABA - Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed was topped because the de facto chief of the Prosperity Party on Saturday, an outfit he used for his re-election in 2021 because the nation battled inner divisions within the Tigray area. At its first congress, the Prosperity Party selected Abiy Ahmed as its president, a place…

DF oo shaacisay in duqeyn ‘lagu lagu laayey 200’

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay duqeyn Sabtidii ka dhacday qaybo ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka, gaar ahaan deegaanka Hareeri-Gubadle oo qiyaastii 20 KM dhanka Bari uga beegan Wabxo. Weerarkan dhanka cirka ah ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyey ciidamada Xoogga dalka iyo diyaaradaha dagaalka Mareykanka, iyada oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab. Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda federalka…

Sidee ayey golaha wasiirada Rooble ugu fashilmeen

Muqdisho (Axadle) – Golaha Wasiirada Ra’iisul Wasaare Rooble waxay noqdeen Wasiiradii u horreeyay ee xilliga kala guurka maareyn waayay kuna guuldareystay inay kuraas Xildhibaan ka soo helaan deegaanadii ay ka soo jeedeen. Labadii jeer ee xilligii kala guurka sanadihii 2012 iyo 2017 Golaha Wasiirada ayaa udub dhexaad u ahaa sida Xukuumaddihii C/Weli Gaas iyo Cumar C/rashiid, Wasiiro badan ee Xukuumadahaas ka tirsanaa ayaa soo helay kuraas…

Xog: Astaamaha muujinaya qorshaha dhabta ah ee

Baydhaba (Axadle) – Waxaa isi-soo taraya astaamaha muujinaya in madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen uu ku jiro damac ah inuu xubin ka noqdo xildhibaanada cusub ee baarlamaanka federaalka. Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xildhibaano u soo doortay xubno badan oo ka tirsanaa xukuumadda Laftagareen iyo baarlamaanka maamulkaas, waxayna K/Galbeed noqotay maamulka xubnaha ugu badan ee golayaashiisa ay ku biireen baarlamaanka 11-aad ee…