Maxay ahaayeen ragga hubeysan ee xalay lagu qabtay

Muqdisho (Axadle) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay howl-gal qorsheysan ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu xaqiijinayey amniga degmadaasi. Saraakiisha horkaceysay howl-galkan ayaa sheegay inay ku baxeen kooxo burcad ah oo cabasho ay kasoo gudbeen dadka deegaanka, isla-markaana ay gacanta kusoo dhigeen. Ragga la soo qbatay oo labo ah ayaa waxa ay ku…

Rumor has it: Beckham in talks with Messi over MLS move, Man City must increase Kane’s offer

Lionel Messi has been the subject of much speculation in recent weeks before signing a two-year contract with Paris Saint-Germain. The 34-year-old left Barcelona as a free agent after two decades with the Catalan club, unable to stay despite wishing to continue his career there. But rumors are already circulating about Messi's next move after PSG, even though he hasn't even made his Ligue 1 debut yet. BEST STORY - BECKHAM HOLDS CONVERSATIONS WITH THE MESSI Inter Miami owner David Beckham has spoken to Messi to join…

Goodax Barre oo labo arrin uga digay HirShabelle –

Muqdisho (Axadle) – Wasiirkii hore ee  waxbarashada Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan golaha shacabka oo muddo xileedkiisu dhammaan, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Beledweyne. Goodax Barre oo wareyso gaar ah siiyey Soomaali Cable TV ayaa uga digay maamulka HirShabelle in la’is ku xiro safarka Cali Guudlaawe iyo arrimaha doorashooyinka. Xidlhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in…

Maxay shabakada Abaarso ka tiri eedeymaha loo

Hargeysa (Axadle) – Iyada oo muddooyinkii la soo dhaafay ay sii xoogeysanayeen eedeymaha loo jeedinayo shabakadda dugsiyada ee Abaarso Network iyo Jaamacadda Barwaaqo ayaa waxaa arrintaas ka jawaabay shabakaddan oo ka hadashay doodaha ka dhashay arrintaas, isla-markaana la’isla dhex-marayey baraha bulshada. Shabakadda dugsiyada Abaarso ayaa marka hore soo hadal qaaday eedeymaha culus ee loo jeediyey macalimad Joy Isa, waxayna shaacisay in…

Mali wants to regain its place as the leading producer of

Installed on August 5, 2021, the new office of the Confederation of Cotton Producers of Mali held its first meeting in the city of Koutialia on Thursday, August 19. Objective: to introduce its members to thousands of producers in this agricultural zone but also to support the transition. Following the recommendations of the national meetings in the sector, in addition to the fertilizer subsidy, the…

AMISOM oo war cusub kasoo saartay dadkii ay ‘ku

Muqdisho (Axadle) – Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska guud ee ciidamada AMISOM ayaa waxaa markale looga hadlay dhacdadii lagu laayey todobadii qof ee rayidka ahaa ee dhowaan ka dhacday deegaanka Golweyn oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. AMISOM ayaa marka hore sameysay qirasho, waxaana qoraalkan ay ku shaacisay in dadka ay dileen ciidamadeeda ay ahaayeen rayid, isla-markaana ay ku ogaatay hordhaca baaritaan la sameeyey oo la xiriira, sida uu…

constitutional law, a new favorite topic of

Almost a month after what some observers call a "constitutional coup", the Tunisian president has still not appointed a head of government. While waiting to see more clearly about Kaïs Saïed's plans, on which they seem to place their confidence largely according to the latest polls, the Tunisians are once again passionate about the public and especially about constitutional rights.…

André Lye Yoka: “The history of the Congolese rumba is one

By introducing the Congolese rumba to the intangible heritage of mankind, this is the desire, the will of two neighboring states: Congo-Brazzaville and the Democratic Republic of Congo. André Lye Yoka, Professor at the National Institute of the Arts in Kinshasa, is one of the two co-chairs of the Joint Committee that presented this candidacy to Unesco. The decision will be made at the end of the year. Professor Yoka is a guest of Guillaume Thibault. .

Xog: Muxuu salka ku hayaa khilaafka Axmed Madoobe

Muqdisho (Axadle) – Waxaa soo shaac baxay khilaaf u dhaxeeya Midowga Musharaxiinta Soomaaliya iyo madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland oo mar xulufo siyaasadeed ku ahaa la-dagaalanka madaxweyne Farmaajo. Khilaafkan ayaa ka dhashay sida madax goboleedyada ay u maareeyeen doorashada Aqalka Sare, si gaar ahna Amxed Madoobe iyo Saciid Deni, ayada oo Midowga Musharaxiinta iyo xubno ay taageerayeen lagu soo dari waayey liiska musharaxiinta. Kadib…

Weerar culus oo xalay markale lagu qaaday

Dhuusomareeb (Axadle) – Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xalay magaaladaas ay mar kale weerar madaafiic ah ku qaadeen dagaal-yahano loo maleynayo inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab. Madaafiicda oo u muuqday kuwo magaalada bannaankeeda laga soo tuuraayay ayaa baqdin ku dhaliyay dadka deegaanka. Wararka ayaa sheegaya in inta badan madaafiicda loo ganay dhanka Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas…