Mushkiladdii Liverpool Oo Sannadkii Labaad Gashay, Van Dijk & Joe

Liverpool ayaa  horyaalka Premier League ku bilaaban doonta iyadoo ay ka maqan yihiin labada difaac dhexe ee Virgil van Dijk iyo Joe Gomez oo aan wali kasoo kabanin dhaawacyadii gaadhay bishii October ee sannadkii hore.Van Dijk iyo Gomez ayaa dhaawacyo halis ahi ka gaadheen jilbaha bilowgii xilli ciyaareedkii hore ee 2020/21, taas oo dhibaato weyn ku noqotay Liverpool oo lumisay hoggaankii horyaalka ee ay waqtigaas haysay, halka ay si dirqi ah waqti dambe ku timid kaalinta saddexaad.Maqnaanshihii labadan ciyaartoy ayaa waxay…

Mareykanka oo war kasoo saaray duqeyntii MUDUG – Caasimada O…

Washington (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in duqeyn cusub ay ka fulisay qeyb ka mid ah Soomaaliya, gaar ahaan koonfurta gobolka Mudug. Duqeynta oo aheyd mid xoogan ayaa Jimcihii ka dhacday deegaanka Qaycad oo ay  gaareen ciidamada huwanta, sida ay sheegtay afhayeenad u hadashay Pentagon-ka. Afhayeenada ayaa sidoo kale tilmaamytay in weerarkan dhanka cirka ah lagu garab siinayey ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ee howl-gallada ka…

the investigation into the assassination attempt by the colonel

The investigation continues after the assassination attempt on Tuesday against Colonel Assimi Goïta, the Malian transitional president. The attacker, who was arrested in the mosque with a knife, initially spent his time sleeping due to the psychoactive drugs consumed. But today the investigation is slow. as reported from…

Carlo Ancelotti Oo Shalay Maxkamadda Lasoo Taagay, Kiis Culus Oo Uu

Carlo Ancelotti ayaa qirtay dembi ay u haysatay dawladda Spain oo ahaa in sannadkii 2014kii uu kala baxsaday lacag canshuur ah oo hal milyan oo Euro sare u dhaafaysay, laakiin waxa uu ku andacooday in talooyin liita la siiyey, taasina sabab u ahayd waxa dhacay, isagoo dhinaca  kalena ku dooday in aanu u badheedhin arrintan.Tababaraha Real Madrid ayaa shalay oo Jimce ahayd hor yimid maxkamadda Madrid, waxaana wax laga weydiiyey kiiska loo haysto oo ahaa laba dembi oo uu ka galay sannadihii 2015 iyo 2014kii, kuwaas oo ahaa in…

US navy targets al-Shabaab once more in Somalia

US military targets al-Shabaab again in Somalia MOGADISHU, Somalia | For the second time in two days, the US military has targeted Al-Shabaab militants in Somalia, showing signs of helping the country progress, just over eight months after the nation's unprecedented withdrawal from the Horn of Africa. On Tuesday, the U.S. Africa Command launched a deadly airstrike in Somalia in an attempt to…

Gabar 13 jir ah oo gudaha Soomaaliya ugu geeriyootay gudniin…

Dhuusamareeb (Axadle) – Gabadh 13 jir ah oo ku nooleyd tuulada Jeerinle oo deegaan ahaan hoostagta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa u geeriyootay dhiig-bax xoogan, kadib markii lagu sameeyay gudniinka fircooniga ah. Gabadha yar oo lagu magacaabi jirey Fartuun Xasan Axmed ayaa si weyn u qabsatay geerideedu wakaaladaha wararka caalamiga ah, ayada oo lagu soo waramayo in dhacdadaan ay tahay middii ugu horeysay ee tan iyo sanadkii…

Human Rights Watch condemns the double weight, two

Jacky Ndala, president of the youth union in the party of ex-governor Moïse Katumbi, was sentenced to two years in prison. He is condemned for his comments on the bill called "consolation". This court decision is particularly commented on and concerns non-state human rights. In the Democratic Republic of the Congo, Jacky…

Mustaqbalka Abiy Ahmed ee hogaaminta Ethiopia iyo xaaladaha …

Yaa keenay talada dalka Ethiopia Dr. Abiy Ahmed Ali ku yimid? Markii Dr Abiy Ahmed Ali Ethiopia taladeeda la wareegay waxa uu ku yimid kacdoonadii qoomiyada Oromo ay ka wadeen dalkaasi mudo dheer, oo ka soo bilaabantay xiligii Malez Zenawi Ethiopia Raisal wasaaraha ka ahaa. Waxyaabaha xiligaasi kiciyey waxa uu ahaa in Axadle Addis-Ababa la rabay in la fidiyo oo loo sii qorsheeyo dhul kale oo ka mid ah xayndaabka magaalada Addis-Ababa, dhulkaasi…

Tanzania will quickly launch its marketing campaign

This East African country was so far one of the last to have not yet started vaccinating its population. Partly due to skepticism about Covid-19. But in the face of a third wave and an outbreak of new cases, the new president Samia Suluhu Hassan does not want to take any risks. Nearly 200 new cases, nothing for a single…

confusion in responsibility for 13 years of death

According to confirming sources, the victims, who could be more, were young traders who traveled by motorcycle to the Kouki market. The government immediately attributed responsibility for the tragedy to the CPC's rebel coalition, in which the region is one of the strongholds, but many sources point instead to Russian intervention in the area.…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More