Waakan Xiddiga Barcelona Ka Tirsan Ee Diiday Inuu Ku Biiro Arsenal,
Da’yarka daafaca midig ee kooxda Barcelona ee Sergino Dest ayaa lagu soo warramayaa inuu diiday saddex kamida kooxaha ugu waaweyn Yurub si uu ugu dagaalamo booskiisa Barca.Daafaca ree Maraykan ayaa 41 kulan soo ciyaaray xilli ciyaareedkiisii koowaad ee Barcelona kaddib markii uu heshiis 23 Milyan oo pound ah dhinaca Ajax ugaga soo biiray xagaagii 2020.Barcelona ayaa haatan ah mid ku jirta boos ay doonayso inay dhinto mushaharaadka ay bixiso si ay u diiwaan gashato saxeexyadeeda cusub si lamid ah heshiis cusub uga saxeexato…
