Why Subway Is the Best Fast-Food Chain for Weight Loss

While fast food isn't the healthiest choice to grab and go, sometimes, you just need a quick fix. That's why we're here with the #1 best fast-food chain for weight loss. When you're on the hunt for fast food that won't sabotage your weight-loss goals, it's important to choose a spot that offers healthier choices and lets you personalize your order. Think salads, grilled chicken sandwiches, or wraps over the usual fried fare, as they tend to be lower in calories and packed with more of the good…

Northeastern State boycotts Hassan Sheikh’s meeting

Northeastern State boycotts Hassan Sheikh's meeting Garowe, Somalia - The federal state of Northeastern State has rejected an invitation by President Hassan Sheikh Mohamud,  setting the pace for a protracted feud which could potentially affect regional government units, which are central in the coordination of activities in the country.     On Tuesday,  President Hassan…

Somalia publishes list of 9 Al-Shabaab associates

Somalia publishes list of 9 Al-Shabaab associates MOGADISHU, Somalia - In line with the enforcement of various strategic measures geared towards curbing violent extremism, Somalia has published nine names of individuals collaborating with Al-Shabaab by either coordinating attacks or overseeing extortion across the country. The National Anti-money Laundering and…

Chelsea predicted lineup vs Man City

Chelsea make their second trip to Wembley of the season as they take on Manchester City in the FA Cup semi-finals.Success against second-tier opposition has led the Blues into the last four, and they'll take plenty of confidence into Saturday's game given their record against the Cityzens this season. Mauricio Pochettino's men earned two draws against City in the Premier League, and they'll be facing a team that slogged it out with Real Madrid in midweek only to exit the Champions League on penalties.Chelsea must sense the…

UK oo kordhisay taageerada ciidamada amniga Soomaaliya oo ay ku bixinayso 2.75 milyan oo gini

Khamiis, April, 18, 2024 (AX) - Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku yaboohday lacag dhan 2.75 Milyan oo Giniga Istarliinka ah si loogu xoojiyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ee dagaalka kula jira kooxda Al-Shabaab. Maalgelintan, oo loo soo marinayo Sanduuqa Trust ee Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), ayaa bixin doona agabyada raashiinka, qalabka isgaarsiinta, iyo teendhooyinka. Dhaqaalahan ayaa sidoo kale lagu taageeri doonaa daad-gureynta sahayda caafimaadka iyo dadaallada lagu dhisayo awoodda…

Ku dhawaad 10 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka socda xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Khamiis, April, 18, 2024 (AX) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare badan geystay oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ku yaala xadka ay wadaagaan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.Dagaalka u dhaxeya labada Maleeshiyo beeleed oo kala ah Xawaadle iyo Abgaal ayaa intiisa badan ahaa mid maleeshiyaadka si ku dhufo ka dhaqaaq ah isugu weerarayeen. Lix ruux ayaa la xaqiijiyay iney ku dhinteen dagaal beeleedka u dhaxeeya labadaan maleeshiyo, kaasoo ka dhacay 48 saacadood ee lasoo…

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Baay

Khamiis, April, 18, 2024 (AX) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysan aroornimadii hore ee saakay ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Bardaale ee gobolka Baay. Howlgalka ayaa ciidamada waxay si gaar ah uga fuliyeen tuulada Taflow oo qiyaas ahaan dhanka Koonfureed kaga beegaan degmada Bardaale 28 KM, halkaas oo ay saldhig ku lahayeen maleeshiyaadka Al-shabaab.War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa lagu sheegay in howlgakaas lagu dilay 9 ka mid…

Midowga Yurub oo ka digay bixinta madaxfurashada maraakiibta ay afduubtaan burcad badeedda Soomaalida

Khamiis, April, 18, 2024 (AX) - Ciidamada badda ee Midowga Yurub ee Atalanta ee gacanta ku haya howlgallada burcadbadeedda ah ee badweynta Hindiya, ayaa ka digay in go'aankii todobaadkii hore ay shirkad Bangaladesh ah ku bixisay madaxfurasho ay ku sii daysay markabka iyo shaqaalaheeda uu horseedi karo weerarro kale oo lagu qaado maraakiibta ganacsiga. Maraakiibta ku safra xeebaha Soomaaliya ayaa loogu baaqay inay feejignaan dheeri ah muujiyaan iyadoo la eegayo khatarta burcad badeedda ee dhawaanahan soo korortay, iyagoo…

Tirada dadka ku nool Somaliland oo la shaaciyay

Khamiis, April, 18, 2024 (AX) - Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaacisay in tirada dadka ku nool deegaanadeedu ay gaadhay 6.2 milyan.Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta ka qabsoomay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in tirada dadka Somaliland ay korodhay oo ay 6 milyan kor u dhaaftay. "Tirada Dadka Jamhuuriyadda Somaliland ku dhaqan oo wakhtigan maraya 6.2 milyan, waxa ay xukuumaddu ku hawlan tahay sidii ay u heli lahaayeen adeegyo dhamaystiran oo laga baaraan degay" ayaa lagu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More