Dibadbaxayaasha oo xiray waddooyinka magaalada Gaalkacyo – Axadle
Gaalkacyo (Axadle) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal khasaaro dhaliyay.
Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka ayaa ka dhaqaaqay Xerada Indha Qaris, waxayna la wareegeen seddex bar koontarool oo laga soo galo magaalada Gaalkacyo.
Ilo deegaanka ah ayaa inoo sheegay in ciidamada ay joojiyeen dhaq…