Ousmane Dembele Oo Soo Celiyay Dhaqan Xumadiisa & Falkii Ugu
Weeraryahanka Barcelona Ousmane Dembele ayaa mar kale ku kacay dhaqan xumada uu ku caan baxay isagoo ka soo daahay tababarkii maanta islamarkaana xarunta tababarka yimid isagoo gaari kaxeynaya xilli uu taleefan isticmaalayay.Wargeyska Deportes Cuatro ayaa soo bandhigay muuqaal ay duubeen oo muujinaya xiddiga Faransiiska oo 15 daqiiqo ka soo daahay tababarka kooxda inkastoo tababare Ronald Koeman lagu waramayo inuu ku amray ciyaartoydiisa inay saacad ka soo hormaraan waqtiga tababarka.Wargeyska ayaa sheegaya inay tani tahay…