Al Shabaab oo Caleemo saartay Suldaanka Muddulood Ee
Dhaqdhaqaaqa Alshabaab ayaa sheegay in uu Suldaan cusub ugu caana-shubtay Beesha Muddulood ee gobolada Jubbooyinka ee Koofurta Soomaaliya.
Munaasabadda Calleemasaarka Suldaanka oo kadhacday degmada Jilib ayaa Xarakadu ku sheegtay in Sheekh Cabdifitaax Xasan yahay Suldaanka Muddulood ee Jubbooyinka.
Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay Salaadiin, waxgarad iyo odayaal dhaqameed ka tirsan beesha Mudulood oo ka kala yimid deegaanada ay ka degaan gobollada Soomaaliya, si gaar ah…