Hordhac: Liverpool vs Arsenal | Klopp vs Arteta – Dagaalka
Kulanka hore ee laba ciyaarood oo xidhiidh ah oo ay afar maalmood gudahood isku haleelayaan Liverpool iyo Arsenal ayaa caawa ka dhacay garoonka Anfield, halkaas oo Reds ay ku qaabilayso Gunners oo labadii jeer ee ugu dambeeyey marna ka badisay marna barbarro ku qabatay.Labadii ciyaarood ee horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan ay koox walba soo ciyaartayay ayay kasoo hooyeen guulo, waxaanay iska hor imanayaan iyagoo sita min saddex dhibcood, laakiin marka Anfield oo madhan albaabka la iskugu xidho ayuu dagaal adag ku…