Booqashada RW Rooble ee Isbitaalada oo sababtay in loo xiro
Ra'iisul wasaaraha Xukumada Faderaalka,Wasiirka Caafimaadka Marwo Fowzia Abiikar Noor iyo agaasimaha Isbitaalka Martiini Dr Cabdirisaaq Jalaalu-diin.
Ra’iisul wasaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble oo Axada maanta ah booqday qaar ka mid ah Isbitaaladda Caasimadda ayaa loo xiray wadooyinka ugu muhiimsan magaaladda hogaamiyayaasha wadanka ee Muqdisho.
Mr Rooble ayaa la sheegay in uu u kuurgalayey adeegyada caafimaad ee ay u fidiyaan bulshada Soomaaliyeed…