Cuba & Al Shabaab oo kawada xaajoonaya dhaqaatiir afduuban!
Wadahadalo ayaa ugu socda dowladda shuuciga ah ee Cuba iyo Xoogga Al-Shabaab si ay xorriyadooda dib ugu helaan dhakhaatiirtii April, 2019 laga soo qafaashay waqooyi bari Kenya, sidda uu wariyay Bogga afka dheer ee Cibercuba.
Bogga ayaa wariyey in wada-wadahadalkaas ay fududeynayaan odayaal dhaqameed kuwaasoo tiradooda aan la qeexin iyo shaqsiyaad kale oo dulaaliin ah kuwaas oo dhinacyada u kala dab-qaadaya.
Warbixinta ayaa ku soo aaday maalin kadib markii Wasaarada Arrimaha…