Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 19aad
Amina oo inta sheekada socotay oo dhan qalbigeeda cajalad kale u shidnaa ayaa la soo booday.
Amina Sahra:
Walaahi weligey qof fikir kuma faquuqin
Intii aysan hadalka dhameyn Amina waxaa albaabka guigeeda ka soo baxday gabadhii u shaqeyneysay oo gacanta ka wada Akram Amina mar kaliya ayaa ay booday oo ay tiri ha soo bixin geli guriga Amina iyadana meesha ayaa ay ka kacday ujeedka Amina waxa uu ahaa in Sadiiq uusan marnaba arkin wiilkeeda Sadiiq oo fahmaya xaalka ayaa markii ay…