Min 25ka Ciyaartoy Ee Man City, Man United, Liverpool,

Pep Guardiola ayaa noqday macallinkii ugu dambeeyey ee Premier League ee ku dhawaaqa liiska ciyaartoyda kooxdiisa ee ka qayb-geli doona tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, waxaana lagu qasbay inay keensato tiro ciyaartooyo ah oo ka yar inta naadiyada kale ay soo gudbisteen.

Manchester City oo aan haysanin ciyaartooyo da’yar ah oo kasoo baxay kulliyaddeeda ayaa waxa 25kii ciyaartoy ee loo ogolaa ay kusoo koobneen 21, waxaana ka baxay afar ciyaartoy oo naadiyada kale ay ka yaraan doonaan.

Saxeextada cusub ee Nathan Ake, Ferran Torres iyo Ruben Diaz ayaa dhamaantood si toos ah u galay liiska ciyaartoyda kooxda ee ciyaari doona tartanka Champions League, waxaana ku wehelinaya goolhaye Steffen oo noqonaya kan labaad, halka Carson uu goolhayaha saddexaad noqday.

Liiska 21ka ciyaartoy Manchester City uga qayb-geli doona tartanka Champions League: 

Goolhayeyaal: Ederson, Steffen, Carson

Difaacyahaanno: Walker, Dias, Stones, Ake, Zinchenko, Laporte, Mendy, Cancelo

Khadka dhexe: Gundogan, Rodri, De Bruyne, Bernardo, Torres, Fernandinho.

Weerarka: Mahrez, Sterling, Jesus, Aguero.

Jurgen Klopp ayaa soo wada qaatay dhamaan ciyaartoydiisa oo tiradoodu tahay 24 laacib, waxaana kaliya uu ka yimid Harry Wilson oo la filayo inuu ka tegi doono Reds maalmaha soo socda.

Xhaqiri oo mustaqbalkiisa mugdi ku jiray ayaa lagu soo daray liiska kooxda, waxaanay taasi ka dhigan tahay inuu ku negaaday Anfield.

Goolhayeyaal: Alisson , Adrian, Kelleher

Difaacyahano: Van Dijk, Gomez, Tsimikas, Robertson, Matip, Alexander-Arnold

Dhexda: Fabinho, Thiago Alcantara, Milner, Keita, Henderson, Oxlade-Chamberlain, Shaqiri, Minamino, Elliott

Weerarka: Firmino, Mane, Salah, Jota, Origi.

Manchester United

Ole Gunnar Solskjaer waxa uu liiska kooxdiisa ka tuuray Sergio Romero oo la filayo inuu ka tago Old Trafford, Phil Jones iyo Marcos Rojo. Laakiin saxeexyada cusub ee Edinson Cavani, Donny van de Beek, Alex Telles iyo Facundo Pellistri ayaa dhamaantood lagu soo wada daray.

Goolka: De Gea, Henderson, Grant

Difaaca: Bailly, Fosu-Mensah, Lindelof, Maguire, Shaw, Alex Telles, Tuanzebe, Wan-Bissaka

Dhexda: Bruno Fernandes, Fred, James, Lingard, Mata, Matic, McTominay, Pellistri, Pogba, Van de Beek

Weerarka: Cavani, Ighalo, Martial, Rashford

Chelsea

Danny Drinkwater iyo Victor Moses oo mustaqbalkoodu aanu sugnayn ayaa laga reebay liiska ciyaartoyda Chelsea, waxaana maqnaanshaha ku wehelinaya Abdul Baba Rahman, Nathan Baxter iyo Charly Musonda.

Goolka: Arrizabalaga, Caballero, Mendy

Difaaca: Rudiger, Alonso, Thiago Silva, Christensen (HG), Tomori (HG), Zouma, Azpilicueta, Palmieri, Chilwell (HG)

Dhexda: Jorginho, Kante, Kovacic, Ziyech, Havertz, Pulisic

Weerarka: Abraham (HG), Werner, Giroud

Liiska B: Mason Mount, Callum Hudson-Odoi, Billy Gilmour iyo Reece James

Kooxaha Europa League Ee Arsenal, Tottenham iyo Leicester:Leicester City:

Goolka Schmeichel, Ward, Jakupovic

Difaaca: Pereira, Justin, Castagne, Fuchs, Morgan, Amartey, Evans, Soyuncu, Fofana

Dhexda: Mendy, Ndidi, Choudhury, Maddison, Tielemans, Praet, Dewsbury-Hall, Albrighton, Barnes, Perez, Cengiz Under

Weerarka: Vardy, Iheanacho

Tottenham

Goolka: Lloris, Hart

Difaaca: Doherty, Reguilon, Alderweireld, Sanchez, Dier, Aurier, Davies, Carter-Vickers

Dhexda: Hojbjerg, Son, Winks, Bale, Lamela, Sissoko, Bergwijn, Lucas Moura, Ndombele, Clarke

Weerarka: Kane, Carlos Vinicius

Arsenal

Goolka: Leno, Runarsson, Macey, Hillson, Iliev

Difaaca: Bellerin, Gabriel, Holding, Cedric , Mustafi, Chambers, Pablo Mari, David Luiz, Kolasinac, Tierney

Dhexda Dani Ceballos, Willian, Maitland-Niles, Partey, Elneny, Xhaka

Weerarka: Lacazette, Aubameyang, Pepe

Liiska Bee ciyaartoyda kulliyadda: Nelson, Saka, Willock iyo Smith Rowe.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More