Milatariga Soomaaliya oo baneeyay deegaano ay shalay
Ciidanka Xoogga dalka ayaa isaga baxay deegaanada ka xiga dhinaca galbeed magaalada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe iyadoo dagaalamayaasha Al Shabaab ay dib ugu soo laabteen deegaanada ay baneeyeen ciidanka Xoogga dalka.
Deegaanada ay ka baxeen ciidamada dowlada ayaa waxaa ka mid ah deegaanka Basra,Daniga Baalow,Buulo Kuunto,Walamoy iyo qaar kale oo dhaca duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Ciidamada dowlada ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxa…