Gadiidlay magaaladda Muqdisho oo maanta shaqo joojin
Wasir Hore
Gaadiidlayda wadada Warshadah ayaa maanta shaqo joojin Sameeyay ka dib markii ay caroodeen xirnaasha wadadaasi oo dhawaan la kordhiyay ka dib markii furay qaybo ka mid ah Wadooyinka muhiimka ah ee Caasimadda Soomaaliya.
Gaadiidlayda ayaa maanta qaybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ka dhigay dibad baxyo ay ku dalbanayaan la furo Wadada warshadaha oo qaybo ka mid ah dhawaan lagu jiray dhag-xaan laamaha amaanka ay sheegeen in lagu sugayo amaanka…