Yaa Ka Geeriyooday Manchester United Ee Ay Baroor-diiqda U
Diego Maradona ayaa geeriyooday shalay oo ay taariikhdu ahayd November 25 oo ku beegan isla maalintii uu dhintay halyey taariikh badan ku lahaa kubadda cagta oo muddo 15 sannadood laga joogo geeriyooday.Diego Maradona ayaa geeridiisa saddex maalmood oo baroor-diiq waddanku fasax yahay ah lagaga dhawaaqay Argentina iyadoo meydkiisana la geeyey Madaxtooyada oo maamuus qaran loogu sii samaynayo.Dad badan oo iskugu soo baxay dariiqyada ayaa waxay ku labbisan yihiin dharkii uu xidhan jiray, iyadoo ay wajiyadoodana ka muuqato…