Ma waxaad la joogtaa Arsenal? Tababaraha Gunners Unai Emery
Tababarihii hore ee kooxda Arsenal Unai Emery ayaa rikoor cusub u dhigay kooxda reer Spain xilli ay kooxdiisii hore marayso wakhti adag.Arsenal ayaa muddo dheer ku jirtay xilli ciyaareed adag oo ay ku jirtay booska 15aad ee kala sarreynta Premier League iyadoo afar dhibcood ka sarreysa doorka horyaalka ay hoos u dhacdayGunners ayaa heshay dharbaaxo kale xalay markii ay guuldarro 4-1 ka soo gaartay Pep Guardiola iyo Manchester City koobka Carabao Cup.Taas bedelkeeda, Villarreal ayaa waqti fiican la qaadatay tababarihii laga…