Kenya oo xirtay Rakaab sameystay Shahaadada Covid-19 oo been
Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta International Airport (JKIA) waxaa lagu xiray 17-ruux oo rakaab ah, kadib markii lagu helay in ay sameysteen shahaadada Caafimaadka Covid-19 oo been abuur ah.
Dadkaan ayaa lagu ogaaday kadib markii warqadaha ay wataan la mariyay qaybta hubinta (Scan), balse Dhuuxa hoose ee warqaddda caddeyneysa in ay tahay iyo in ay been abuur tahay laga waayay shahaadooyinkii Caafimaad ay wateen.
Warbaahinta Kenya ayaa tabisay in Wasaaradda Caafimaadka…