Mikel Arteta Oo Shaaciyay SIRTII Uu Ka Qariyay Xiddigaha
Tababaraha kooxda Manchester City ee Mikel Arteta ayaa shaaca ka qaaday wixii uu ka qariyay xiddigaha kooxdiisa kahor kulankii ay xalay guusha muhiimka ah kasoo gaadheen Manchester United oo ay Old Trafford ku booqdeen.Arsenal ayaa guusha ku gaadhay gool rigoore ah oo uu daqiiqadii 69-aad gool u bedelay Pierre Emerick Aubameyang kaddib qalad uu Paul Pogba ku galay Hector Bellerin.Guushaas ayaa ahayd midii ugu horreysay ee ay Arsenal tan iyo sanadkii 2006 kasoo gaadhay Man United oo ay booqatay iyo guusheedii koowaad ee ay…