Isku Aadka Semi-finalka UEFA Nations League Oo La Soo Saaray
Xulka Talyaaniga ayaa wajihi doona Spain semi-finalka UEFA Nations League oo la ciyaaraya 6da bisha October 2021 halka xulka Belgium ay wajihi doonaan France 7da bisha October.Isku aadka semi-finalka Nations League ayaa galabta lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland iyadoo koobka lagu qabanayo dalka Talyaaniga inta u dhaxeysa 6da ilaa 10ka bisha October 2021.
Azzurri ayaa u soo baxday semi-finalka ka dib markii ay u sarre mareen group ay ku jireen Poland, Netherlands iyo Bosnia-Herzegivuna.
Waa markii!--more-->…