America is sending warships into Somalia’s waters earlier than the withdrawal of troops

WASHINGTON - America has despatched a warship to Somali waters alongside the coastal strip of the Indian Ocean, in what seems to be a strategic step forward of the deliberate withdrawal of troops from the Horn of Africa, which has been battling insecurity for a number of years. .In accordance with the Voice of America, USS Hershel "Woody" Williams is about to assist US intentions to withdraw troops and her property from Somalia, the place they've helped within the struggle towards Al-Shabaab militants, who nonetheless

Kooxaha Barcelona iyo Inter ayaa ku loolamaya saxiixa laacibka Liverpool

Maalin wanaagsan akhristayaashayada sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqa kala iibsiga ayaa dib u furmi doona bisha Janaayo iyada oo kooxaha reer Yurub ay isku diyaarinayaan inay soo iibsadaan ciyaartoy si ay ugu xoojiyaan kooxdooda, halka kuwa kale ay isku diyaariyaan dalabyada xagaaga soo aadan.Halkan waxaan ku eegaynaa qaar ka mid ah wararkii ugu dambeeyay ee la isugu gudbiyo iyo xanta wargeysyada maanta.Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Man United Marcus Rashford (23 jir) ayaa la filayaa in uu…

Wakiilka Mesut Ozil ayaa afka furaya

Wakiilka kubadsameeyaha kooxda Arsenal Mesut Ozil Dr Erkut Sogut ayaa markale ku celiyay walaaca uu ka qabo mustaqbalka ciyaaryahanka marka uu ka tagi karo kooxda isla markaana uu la hadli karo kooxda.32-sano jirkaan ayaa laga saaray safka koowaad ee Arsenal Mikel Arteta, kaasoo laga reebay liiska Premier League iyo Europa League isagoo aan lahayn calaamadda soo laabashada.Laga bilaabo Janaayo ee soo socota, sharciga ayaa u ogolaanaya Ozil inuu kala xaajoodo heshiis hordhac ah kooxaha ka baxsan England.Laakiin Dr Erkut Sogut…

Xukuumadda Soomaaliya oo Kenya ku eedeysay abaabulka Jabhad

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka si dhaw ay ula socoto abaabul Militari oo Kenya ay ku abuureyso Jabhad ku sugan Aagga Mandheera. Warka kasoo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay Kenya uga digeyso shirqoolkaas ay la damacsan tahay Ciidamada ku sugan Gobolka Gedo sida ku xusan Warsaxaafadeedka. “Dowldda Federaalka Soomaaliya waxay si dhaw ula socotaa abaabulka militari ee ay Dowladda Kenya…

Jose Mourinho ayaa darbo kale ku tuuray Jurgen

Tababaraha kooxda Tottenham Jose Mourinho ayaa darbo cusub ku tuuray dhigiisa Liverpool Jurgen Klopp intii lagu guda jiray khilaafkii ka taagnaa garoonka Anfield kulankii ay Reds guusha 2-1 ah ka gaadhay.Maalmo yar uun kadib markii uu Mourinho u sheegay Klopp in kooxdiisa Tottenham ay ka fiicantahay Liverpool, wuxuu markale ku garaacay ninka reer Jarmal abaalmarinta tababaraha ugu fiican sanadka.Sida Mourinho, dad badan ayaa la yaabay in Klopp uu abaalmarinta ku guuleystay inkasta oo tababaraha Bayern Munich Hansi Flick uu…

Tirada dadka laga helay Covid-19 oo gaartay 10-Milyan Dalka India!

Dalka Hindiya ee dhaca Qaaradda Aasiya waxaa kusii kordhaya faafitaanka Xannuunka Covid-19 sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka dalkaas oo maanta Sabti ah soosaartay warbixinta kiisaskii ugu dambeeyay ee la diiwaangeliyay.Guud ahaan xaaladda dalkaas laga helay waa 10,004,825 (Toban Milyan, Afar kun, Siddeed Boqol, Labaatan & Shan), Dhimashadu waa 145,171 (Boqol, Afartan & shan kun, Boqol, Todobaatan & koow) halka guud ahaan ay ka bogsadeen 9,550,712 (Sagaal Milyan, Shan boqol & Konton kun, Todobo

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More