Mid Waa Cunsuri, Midna Waa Bilaa Garasho – FC Porto Oo
Porto ayaa baahisay warbixin ay ku dhaleeceynayaan Manchester City iyadoo dagaalka afka ah ee uu dhaafay labada tababare.City ayaa barbaro goolal la’aan ah ku soo gashay Portugal, waana natiijo xaqiijisay in Man City ay kaalinta 1aad ugu soo baxday wareega 16ka halka Porto ay iyadana ku soo baxday kaalinta labaad.Labada kulankii u dhaxeeyay labada kooxood waxaa ka soo baxay naceyb badan oo ay isku qaadeen labada dhinac.Kooxda reer Portugal ayaa ku tilmaamtay xiddiga khadka dhexe ee Man City mid bilaa garasho ah halka sidoo…