Difaacyadii Abid Ugu Wanaagsanaa Horyaalka Premier League Oo
Jamie Carragher ayaa shaaciyey in difaacii ugu wanaagsanaa abid ee ka ciyaara horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League uu yahay halyeygii hore ee Chelsea ee John Terry.Kabtankan hore ee Blues ayaa yimid Stamford Bridge markii ay da’diisu ahayd 19 jir, waxaanu kula guuleystay shan horyaal oo Premier League ah intii uu ahaa kabtanka kooxda.Ruug-caddaagii difaaca Liverpool ee Jamie Carragher ayaa xilliyadii uu isaguna garoomada ku jiray waxay iska hor yimaaddeen John Terry, laakiin dhinaca kale, waxay iska garab…