Frank Lampard ayaa diiday inuu u ogolaado xiddigaha Chelsea
Frank Lampard ayaa ku amray ciyaartoydiisa inaysan ka qeyb qaadan dabaaldega ciida Masiixiga si aysan u lumin riyadooda ah inay ku guuleystaan horyaalka.Tababaraha Blues ayaa qirey in ciyaartoydiisa aysan wali laheyn xiriir shaqsi ah maadaama kooxda ay ka buuxaan ciyaartoy cusub laakiin wuxuu diiday inuu u ogolaado inay wada baxaan sababtoo ah koontaroolka Korona Fayra.Haddii ciyaartooydu si wadajir ah u qabtaan dabaaldeg ay ugu dabaal dagayaan Ciidul Fitriga, waxay u horseedi kartaa iyaga in laga faquuqo xakamaynta…