Xiddigii Chelsea Ee Timo Werner Oo Uu Ku Dhacay Korona

Xiddiga Chelsea ee Tiimo Werner ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda xulka qaranka Germany ee isku diyaarinaya saddexda kulan ee caalamiga ah ee usbuuc-dhamaadkan iyo toddobaadka dambe, kaddib markii uu ku dhacay xanuunka halista ah ee Korona Fayras.Tababaraha xulka qaranka Germany ee Joachim Low ayaa sheegay in Timo Werner lagu sameeyey baadhitaano dhawr ah oo lagu hubinayey xaaladdiisa caafimaad kaddib markii ay kasoo muuqdaan claadamaha durayga (hargabka), laakiin aanay soo bixin natiijadii ugu dambeysay.Werner oo lagu…

NISA oo baaritaan la xiriira amaanka ku samaynaysa

Shaqaalaha xafiisyadda Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa baaritaan la xiriira amaanka lagu samaynayaa sida ku cad bayaan ka soo baxay wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada Soomaaliya. Warqad ku taariikhaysan 03-October 2020, oo ay aragtay Axadle lana ogaysiiyay dhamaan Wasaaradaha dalka, Xafiis-yadda Hogaamiyaha iyo Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in baaritaan la xiriira amaanka laga samaynayo wasaaradaha si loo hubiyo shaqaalaha in ay xiriir la leeyihiin Al Shabaab…

Chelsea Oo Goor Dhow Kooxdeeda Ka Dirtay Xiddig Ay Xagaagan

Kooxda Chelsea ayaa amaah hal xilli ciyaareed ah ku fasaxday daafac ay xagaagan la soo wareegtay Malang Sarr kaasoo ku biiray kooxda reer Portugal iyadoo suuqa kala iibsiga Portugal uu xirmayo maanta. 21 jirkaan daafaca dhexe oo magac ku sameystay kooxda Faransiiska ee Nice islamarkaana u saftay 119 kulan horyaalka Faransiiska ayaa xagaagan si xor ah ugu biiray Chelsea ka dib markii uu dhamaaday qandaraaskiisii Nice. Malang Sarr ayaa qandaraas shan sannadood ah u saxiixay koxoda Chelsea iyadoo ciyaaryahanka iyo kooxda…

Mesut Ozil Oo Balanqaaday Inuu Bixinayo Mushaharka

Arsenal ayaa gaartay go’aan adag ka dib markii ay shaqada ka ceyriyeen ninkii ahaa astaantoodii garoonka ee lagu naaneesayay Gunnersaurus horaantii isbuucaan, madaama Korona Fayras uu sababay in shaqaale qaar la eryo si mushaharka ka baxa kooxda loo yareeyo.Jerry Quy oo ahaa nin ay jeclaayeen taageerayaasha Arsenal madaama uu ku labisan jiray Daynasoor muddo 27 sanno ah isagoo bilaabay shaqadaan sannadkii 1993kii.Warka shaqada looga ceyriyay ayaa waxaa cambaareeyay taageerayaasha Arsenal.Halyeeyga kooxda Paul Merson ayaa ka…

Seddex Xiddig Oo Ay Liverpool La Soo Wareegi Karto Ilaa 16ka

Inkastoo Liverpool ay ka aamusneyd suuqa kala iibsiga shalay oo uu soo xirmay hadana si fiican ayay uga soo adeegteen suuqa xagaagan.Liverpool waxay soo iibsaday daafaca bidix Kostas Tsimikas waxa ay sidoo kale ku soo dareen Thiago Alcantara iyo Diogo Jota.Waxaa su’aalo ka taagan tahay ka dib dhaawacii soo gaaray goolhaye Alisson in Liverpool ay u baahan tahay goolhaye cusub madaama aysan ku tashan karin Adrian oo todoba gool laga dhaliyay kulankii Aston Villa.Si kastaba Klopp ayaa ku faraxsan ciyaartoyda uu heysto iyadoo…

Mesut Ozil Iyo Xiddig Kale Oo Halis Ugu Jira In Gabi Ahaanba

Mesut Ozil ayaa ah xiddiga ugu weyn Arsenal ee halis ugu jira inuu waayo booskiisa iyadoo tababare Mikel Arteta uu ku qasban yahay inuu labo xiddig ka reebo kooxda koowaad ka dib saxiixyadii ay sameeyeen xagaagan.Inkastoo Arsenal ay maalintii ugu danbeysay suuqa kala iibsiga ay la soo wareegtay Thomas Partey hadana waxay ku guuldareysteen inay iska iibiyaan ciyaartoy dhowr ah oo weli baaqi ku ah kooxda.Taas ayaana haatan dhibaato u abuurtay Arsenal iyagoo haatan heysta 19 ciyaaryahan oo aan u dhalanin UK ama ku korin UK,…

Cellou Dalein Diallo accuses Alpha Condé of splitting Guineans

Our nation has been plunged into a cycle of state violence that has gripped us for a decade now. State crimes committed under the current regime and the instrumentalisation of the ethnic divide that characterizes this regime constitute a real obstacle to national unity and social cohesion. Cellou Dalein Diallo, Guinea's presidential candidate RFI President Alpha Condé is a guest at RFI and France 24 this Tuesday. He will be at the microphone of Christophe Boisbouvier and Marc Perelman. An interview can be found on Tuesday…

Xiddig Si Lama Filaan Ah Loogu Wareejiyay Maaliyadii No.9 Ee

Ka dib markii uu xirmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub, kooxda Barcelona ayaa shaacisay lambarada ay xiran doonaan ciyaartoydooda xilli ciyaareedkan 2020-21.Lambarka sida weyn loo sugayay cida la siin doono waa maaliyada No.9 ee uu ka tagay Luis Suarez kaasoo xagaagan u wareegay kooxda Atletico Madrid.Laakiin lambarkaan waxaa si lama filaan ah loo siiyay Martin Braithwaite kaasoo haatan xiran doona maaliyada No.9 ee uu ka tagay Luis Suarez.Da’ yarka Ronald Araujo ayaa sii ceshtay maaliyadiisa No.4 madaama ay…

ECOWAS lifts the sanctions imposed since the August 18 coup

This is the end of the embargo that has weighed on Mali since the coup on August 18 against President Ibrahim Boubacar Keïta. The Community of West African States has therefore announced that the sanctions will be lifted. as reported from Bamako, The statement by the Heads of State and Government of the Economic Community of West African States (ECOWAS) on Mali was published this Tuesday, October 6, at the end of the morning. The declaration is signed by the Ghanaian President, Nana Akufo-Addo, who is currently…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More