Ololaha madaxtinimo ee Shariif Sheekh Axmed oo ka billowday
Dowlad-goboleedka KGS oo Baydhaba kusoo dhoweynaya Musharax madaxweyne Sh SHariif HSeekh Axmed madaxweynihii 7aad ee Soomaaliya
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ololihiisa doorashooyinka madaxweyne ee 2021 waxa uu kabillowday Baydhaba oo ah caasimadda kmg ah ee DG Koofurgalbeed, musharax Shriif Sheekh Axmed oo ahaa madaxweynihii 7aad ee Jamhuuriyadda 2009-2012 iyo wafdi uu horkacayo oo ay kamid yihiin xildhibaano katirsan xisbiga Himilo Qaran ayaa…