RW Rooble & Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada oo maanta
Raysul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Gelinka dambe ee Isniinta maanta ah in uu la kulmo Hogaamiyayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed & Hir-Shabeelle oo saddexdii cishe lasoo dhaafay kulamo gaar-gaar ah caasimadda ku yeeshay.
Rooble & Madaxweynayaasha Dowlad-Goboleedyada ayaa isla arkaya qodobada ay isku afgarteen Shantaan Hoggaamiye & waxa laga doonayo Xukuumadda Xilgaarsiinta dhankeeda in ay ku dhaqaaqo si kulanka Berri u furmaya uu ugu…