“Kooxdan Waxa Nalagu Baray In Aanad Kaliya Ciyaarin
Khadka dhexe ee kooxda Real Madrid ee Casemiro ayaa farriin digniin ah oo u muuqata cago juglayn u diray xilli ay labada kooxood habeen dambe iskaga hor imanayaan kulan labadaba muhiim u ah oo ah wareega ugu dambeeya ee Group-yada.Xiddiga ree Brazil ayaa kusoo bilaaban doono khadka dhexe ee kulanka Estadio Alfredo Di Stefano ka qabsoomi doona waxaana uu sii muujiyay kalsooni weyn kahor ciyaarta.Casemiro oo farriintiisa u diraya Borussia ayaa sheegay in ugu horreynba kulanku Final yahay oo iyagana Real Madrid lagu baray in…